Xukuumadda cusub ee uu maanta ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa noqotay xukuumadii ay tirada ugu badan ka heleen haweenka.
Ilaa lix wasiir ayaa ka mida golahan, waxaana loo dhiibay xilal muhiim ah, iyadoo ay sidoo kale ka mid yihiin laba wasiir ku xigeen oo haween ah.
Isbedelka dhinaca haweenka ah ee ka muuqda haweenka ayaa salka ku haya rabitaanka beesha caalamka oo dadaal xoog leh ku bixisay in haweenku tiro fiican ka helaan xildhibaanada iyo Golaha wasiirada.
HOOS KA AKHRI LIISKA HAWEENKA KU JIRA GOLAHA WASIIRADA