Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Wasiirka Amniga Galmudug oo weerar Afka ah ku qaaday Wasiir Dubbe iyo Warbaahinta Dowladda

    Wasiirka Amniga Galmudug oo weerar Afka ah ku qaaday Wasiir Dubbe iyo Warbaahinta Dowladda

    March 27, 2021Updated:March 27, 20211 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xil gaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe iyo Warbaahinta Dowladda.

    Arrintan ayaa ka danbeysay markii TV-ga Qaranka uu boggiisa Facebook soo dhigay qoraal iyo muuqaal haweeney ka tirsan Baarlamaanka ooxildhibaannada Mucaaradka ku tilmaantay inay yihiin ‘Calooshood u shaqeystayaal’.

    “Warbaahintii umadda u dhexeysay ma waxay la mid noqotay baraha bulshada CBB-da. Waa wax laga xumaado in warbaahintii qaranku uu heerkeedii sidaas hoos ugu dhaco. Tv-ga qaranku maantay ma waayey wax kale oo uu soo tabiyo oo aan ahayn xildhibaan mid kale caaytaaya, waxaa muuqda in tallaabadani ay tahay mid u sii gogol xaaraysa kuwa kale oo ka xun oo soo socda!.” ayuu qoraalkiisa ku yiri Wasiir Fiqi.

    Wuxuu sheegay in (Wasiir Cusmaan) Dubbe uu ku calaamaysnaan doono inuu yahay wasiirkii dhulka la galay warbaahinta qaranka.

    Arrintaan kadib ayaa si weyb baraha bulshada loogu cambaareeyay Warbaahinta dowladda oo si xagjirnimo ah ula safatay xildhibaannadii jidbeysnaa ee taageersan Madaxweynaha, taasoo keenay in qoraalkii ay ka muuqatay ‘Calooshood u shaqeystayaal’ laga saaro Bogga Facebook-ga ee SNTV.

    May be an image of 2 people, people sitting and text that says 'SNV TELEFISHINK ARANKA Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed 11m Xidhibaan Luul Aaan" 'Kulankii Baarlamaanka waxaa baajiyey Xildhibaano calooshood u shaqeystayaal ah" 567 595 Views'

    Axmed Macalin Fiqi Baarlamaanka SNTV Top Warbaahinta dowladda Wasiir Dubbe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMidowga Musharixiinta oo shaaciyey Qorshe maanta ka fashilmay Farmaajo iyo kulan ay la yeesheen…
    Next Article Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo Muqdisho ku Geeriyooday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo