Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Wasiirka Amniga “Gobolka Gedo banaanka ayuu taagnaan doonaa ilaa uu ka tago Axmed Madoobe..”

    Wasiirka Amniga “Gobolka Gedo banaanka ayuu taagnaan doonaa ilaa uu ka tago Axmed Madoobe..”

    June 17, 2023Updated:June 17, 20231 Min Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa ka hadlay xaaladda Gobolka Gedo iyo xiisadda ka taagan maamulka cusub ee uu soo magacaabay Madaxweynaha Jubbaland.

    Wasiirka ayaa sheegay in ay dhibaatada ka jirta ka dhalatay Doorashadii 2019, isla markaana uu bannaanka ka taagnaan doono Maamulka Jubbaland inta Doorasho laga qabanayo.

    “Gobolka Gedo waa lagu diriray, waxaa loogu dirirayna waa Doorasho sababteed.. sidii 2019kii uu bannaanka u taagnaa ayuu bannaanka u tagnaanayaa illaa doorasho intay dhacdo Axmed Madoobe uu meesha ka tago..” ayuu si cad u yiri Wasiirka oo taageeray dadka Gobolka Gedo.

    Warkan oo ka mid ahaa hordhac Wareysi uu Wasiirku siiyey telefishinka SMS ayuu sidoo kale ugu jawaabay Madaxweynaha Puntland oo dhowaan ka hadlay xaaladda Gedo. “Shalay’ Siciid Deni’ Dawladda Federaalka oo taageeraysa Gobolka Gedo ayuu gacan siinayay maamulka Jubbaland oo Madaxweynaha Dawladda Federaalka ayuu kula loolamayay arrinta Gedo.”

    Hadalka kasoo yeeray Wasiirka Amniga oo ah mas’uulka ugu sareeya ee dowladda Federaalka ku metela Dadka Reer Gedo ayaa loo arkaa culeys kale oo heysta dowladda Soomaaliya oo madaxdeeda ay taageersan yihiin Maamulka Axmed Madoobe.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiye Xigeenkii Degmada Wanlaweyn oo Weerar Gaadmo ah lagu dilay
    Next Article Afhayeenka Farmaajo oo shaaciyey in Cali Yare Cali laga saaray Kooxda Nabad iyo Nolol

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo