Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Wasiirka Amniga oo sheegay inuu tallaabo ka qaadayo Saraakiil ku lug lahaa Weerar ka dhacay Muqdisho

    Wasiirka Amniga oo sheegay inuu tallaabo ka qaadayo Saraakiil ku lug lahaa Weerar ka dhacay Muqdisho

    October 21, 2018Updated:October 22, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale), ayaa si kulul uga hadlay howlgal dhimasho iyo dhaawac sababay oo Ciidamada Booliska shalay ku aadeen xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

    Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminayey Madaxa Amniga Gobolka Banaadir Maxamed Tuulax, Taliyaha booliska Gobolka Banaadir Saadaq Joon iyo Qaasim Rooble oo ah afhayeenka Booliska, waxaana lagu burburiyey dhismayaal iyadoo dagaal dhex maray ciidamada iyo dad shacab ah.

    Wasiirka Amniga ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah ehelada dadkii dhibaatada kasoo gaaray howlgalkaasi oo looga burburiyey goobo ganacsi iyo dhismayaal dad ay daganaayeen, wuxuuna caddeeyay inuusan raali ka eheyn wixii ka dhacay Xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir.

    Ciidamada Booliska iyo Dabley hubeysan oo ahaa dadkii lahaa goobaha la burbirnayey ayaa dagaal mudo kooban socday dhex maray, waxaana ku dhintay laba qof oo labada dhinac kala ah iyo dhaawaca dadka kale oo u badan dadka degaanka, iyadoo dhaawacooda ay xalay Ciidamada Booliska kala baxeen Isbitaalka Mediina.

    “Caddeymo ayaan raadin doonnaa, Gaal iyo Muslimba waxey qabaan qofka dhaawaca ah in la daaweeyo, Shabaab hadduu yahay xitaa, Tallaabo ayaan arirntaasi ka qaadi doonaa, wixii dhacayna waa la dabageli doonaa” ayuu yiri Wasiir Islow oo la hadlayay ehelada waxyeeladu soo gaartay.

    Dhinaca kale xildhibaan Samiiro Xasan Cabdulle, oo matasha dadka dhibtu gaaray, ayaa sheegtay ineysan ka daba hari doonin dadkii dhibta geystay, Shacabka ayey ugu laab qaboojisay iney ogaadaan inaan marnaba dhici doonin in la dulmiyo.

    Muqdisho Wadajr Wasiirka amniga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO CUSUB oo laga faafiyay sidii uu Saxafiga Jamal Kashoqgi ku galay Qunsuliyadda Sacuudiga [Daawo]
    Next Article Musharixiin ay wadato dowladda Federaalka oo Baydhaba la tegay Gawaarida aanay xabbadu karin

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo