Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Puntland»Wasiirka Amniga Puntland: “Max’ud Diyaano iyo Qowleysatada tallaabo ayaan ka qaadeynaa, haddii lagu..”

    Wasiirka Amniga Puntland: “Max’ud Diyaano iyo Qowleysatada tallaabo ayaan ka qaadeynaa, haddii lagu..”

    December 22, 2021Updated:December 22, 20212 Mins Read Puntland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo saxaafadda ayaa ku dhawaaqay in uu diyaar u yihiin xabbad-joojin iyo in wada-hadal la galo. Wuxuu ku eedeyay dagaalka Jen. Maxamuud Diyaano, markii ay weerarreen ciidamo howlgal ku jiray, magaaladiina ay duqeeyeen.

    “Ninkaa dhalinyarrada ah ee khaldamay in loo caqli celiyo muddo bil ah ayaan ka dhursugeynay.. Wax natiijo ah ka imaan.. Shalay dagaal ayey bilaabeen, waxayna hoobiyeyaal ku garaaceen magaaladii, mar kalena ay saaka dagaalka bilaabeen, ciidanka waxaanu siinay amar ah inaysan xabad ku ridi karin mid ay isku difaacayaan maahe” ayuu yiri wasiirka Amniga Puntland.

    Dowladda Puntland ayuu sheegay inay wax badan xeerisay oo ay dulqaadatay xaaladda magaalada awgeed, iyadoo heysata hubkii waaweynaa oo ay adeegsan kareen, wuxuuna ku eedeeyay dhinaca Diyaano inay Hub Hoobiyeyaal ah la dhaceen magaalada, ayna yihiin rag qowleysato ah oo u taagan diidmada dowladnimada iyo sharciga.

    Wuxuu sheegay inay lasoo xiriireen odayaal iyo Isimo nabad wada, balse nimanka qowleysatada ah sida uu yiri ay la hadlaan inay xabadda joojiyaan. “Wax Alla wixii wanaag an h oo xabadda lagu joojinayo oo aan sharciga iyo dowdnimada ka hor imaaneynin diyaar ayaan u nahay” ayuu yiri C/samad Gallan.

    Wuxuu ugu baaqay coid kasta oo nabad ka shaqeyneysa inay diyaar u yihiin wax Alla oo xabbadda lagu joojinayo, ayna qaabilayaan cid ksata oo ugu timaada, balse ay rabaan in la arko shidadda ay wadaan kooxda maleeshiyada ah, haddii lagu guuleysan waayaba ay tallaabo sharci ah ka qaadanayaan.

    C/samad Gallan Dagaal PSF Puntland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGabar ka Qalinjebin lahayd Jaamacad oo u geeriyootay Rasaas ay ku dhaawaceen ciidamada Dowladda
    Next Article Isimada Boosaaso oo soo saaray Baaq Xabad-joojin Degdeg ah (Akhriso 3 Qodob)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo