Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Wasiirka Arrimaha Dibadda: “Dowladdu ma awoodo inay sii wado bixinta mushaaraadka ciidamada iyo..”

    Wasiirka Arrimaha Dibadda: “Dowladdu ma awoodo inay sii wado bixinta mushaaraadka ciidamada iyo..”

    May 8, 2021Updated:May 8, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa ku eedeeyay in qaar ka mida siyaasiyiinta Mucaaradka ee magaalada Muqdisho ay abaabuleen maleeshiyaad khatar ah.

    Wasiirka oo ka hadlayey xaalada Muqdisho ayaa sheegay in qaar ka mida Siyaasiyiinta mucaaradka ay ka danbeeyeen maleeshiyooyinka soo galay caasimadda. “Qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa abaabulay maleeshiyo beeleed, kuwaas oo khatar ku ah. Maleeshiyaadkaasi waxay ku sugan yihiin Muqdisho. Waxay u baahan yihiin inay arrintaas laga joogsado” ayuu yiri wasiirka xilka sii haya oo wareysigan bixiyey intii aanan ciidamadaasi laga saarin Caasimadda.

    Wuxuu sheegay in Soomaaliya ku tiirsan tahay deeq-bixiyeyaasha, iyadoo dakhliga ka soo xarooda dalka uu kaafin karo kaliya wax ka yar kala bar miisaaniyaddeeda sanadlaha ah. “Dowladdu waxay heshay wax ka yar kala bar 100 milyan oo Yuuro ($ 120 milyan) oo Midowga Yurub uu ku yaboohay saddex sano oo barnaamij taageero miisaaniyadeed ah oo dhammaanaya sannadkan” ayuu yiri oo u warramay Bloomberg.

    Wuxuu sheegay in Dowladu ka digtay inay jirto qatar ah in qalalaasaha sii kordho, haddii dhibaatadda Maaliyadeed ee taagaan, iyadoo aysan awoodin inay daboosho mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada.

    “Haddii dowladdu aysan awoodin inay sii waddo bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka ah, gaar ahaanna ciidamada amniga, taasi waxay abuuri kartaa dhaawac weyn, Waxaan ku jirnaa wadahadal aan ku doonayno in lacagtaas lagu sii daayo” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha dibadda xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya.

    Soomaaliya waxay dadajin doontaa doorashooyinka si loo xakameeyo xasillooni darrada iyo in lagu qanciyo deeq-bixiyeyaasha si loo sii daayo lacagaha loo baahan yahay in lagu bixiyo ciidamada amniga ee qaranka iyo shaqaalaha kale ee dawladda, sida uu ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq.

    C/risaaq Maxamed Doorashada EU Mushaarka ciidamada Top Wasiirka arrimaha dibadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLaba ka mida Eedeysanayaasha Dilkii Guddoomiyaha Degmada Hodon oo la sii daayey (Akhriso sababta)
    Next Article Gantaalkii Shiinaha ka faraha baxsaday oo maanta dhulka ku soo dhacaya iyo Dalalka laga cabsi qabo..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo