Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Wasiirka arrimaha gudaha Kenya: “Shaqaalaha UN-ka ee Xeryaha Qaxootiga Soomaalida waxay taageeraan Alshabaab”

    Wasiirka arrimaha gudaha Kenya: “Shaqaalaha UN-ka ee Xeryaha Qaxootiga Soomaalida waxay taageeraan Alshabaab”

    October 6, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Maj-Gen Nkaissery: Refugee camps had become hideouts for terror
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka arrimhaa gudaha Dalka Kenya Joseph Nkaissery oo ka hadlay Shirkii 66-aad ee Guddiga fulinta UNHCR oo ka dhacay Magaalada Geneva ayaa sheegay in qaar ka mida shaqaalaha Qaramada Midoobey ay ka caawiyaan kooxda Al-shabaab kana taageeraan inay helaan gabbaad iyo goobo ay ku keydsadaan hubka ay weerarrada ku fulinayaan gudah Dalka Kenya.

    nkaissery-pic

    Wasiirka ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday Jaacamadda Gaarisa 2-dii April ee Sanadkan in hubka lagu weeraray Jaamacadda lagu keydiyay Xeryaha Qaxootiga Soomaalida oo ah goon ay gacanta ku hayaa kana shaqeeyaan Shaqaalaha Qaramada Midoobay.

    Eedeynta wasiirka gudaha Kenya oo ka yaabisay madaxdii shirka ka qeyb gashay  ayaa caddeeyay  in Kenya ay Al-shabaab ka saartay in ka badan 20 Magaalo oo ka bilowda xudduuda Soomaaliya iyo Kenya ilaa Magaalada Kismaayo. Wasiirku wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in shaqaalaha Q/Midoobay ay Al-shabaab ku taageeraan fududeynta weerarrada iyo keydinta hubka.

    Ma jirto wax jawaab ah oo ka soo baxday Hay’ada UNHCR, waana eedeyntii ugu cusleyd ee dowladda Kenya ay u jeediso hay’adaha Qaramada Midoobay ee dalkeeda ku sugan.

    Wadani.com

    Alshabaab Joseph Nkaissery Kenya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaamul sameynta Gobolada Hiiraan & Sh/dhexe oo dib loo bilaabayo
    Next Article Madaxweyne cusub oo Dhuusmareeb uga dhawaaqay in loo doortay Maamulka Ahlu suna ee Goboladda Dhexe

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo