Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasiirka Bartoolka oo Qirtay inaan wax weyn laga bedelin Heshiiska Shidaalka ee muranka dhaliyey

    Wasiirka Bartoolka oo Qirtay inaan wax weyn laga bedelin Heshiiska Shidaalka ee muranka dhaliyey

    November 1, 2022Updated:November 2, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Batroolka Xukuumadda Federaalka Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijijey inaysan jiirn wax weyn oo laga bedelay heshiiskii Shidaalka ee dowladda Soomaaliya la gashay Shirkadda Coastline Exploration oo hore loo diiday.

    Isagoo la hadlay VOA-da ayuu Wasiirku xusay ilaa 5 qodob oo wax laga bedelay Heshiiska, kuwaasoo aan ahayn arrimo waaweyn sida uu yiri, balse dib u eegis lagu sameeyay, wuxuuna ku gaabsaday in heshiiska uu isaga ka horeeyay, loona arkay in wadahadal toos ah lagu galo heshiiska, halkii tartan laga dhigi lahaa.

    Qodobadda laga bedelay ayuu Wasiir C/risaaq ku sheegay in Aadeegga, Saadka amniga iyo Arrimaha kale (Local Content) laga qaato Gudaha haddii ay awoodaan inay qabtaan; waxaa kaloo laga saaray Arrin ku saabsan (Xaalad hubanti la’aan ah- force majeure); in wixii qalab ama hantiga haraaga ah ay yeelan doonto dowladda Soomaaliya; Heshiiska inaysan saameyn karin isbedello yimaada sida Canshuuraha, taasoo la isla gartay, laakiin Wasiirka la siiyey inuu soo saari karo Shuruuc iyo Canshuuraha iyo Qodob ku saabsan haddii Heshiiska lagu wareejinayo Shirkad ama saami dad kale oo lagu caddeeyay dadka Saamiga leh ee lagu wareejin karo.

    “Qodobaddaas waa la saxay, wax weyna ma ahayn, wuxuu ahaa heshiis fiican oo ka fiican kuwa caalamiga ah..” ayuu yiri Wasiirka Batroolka oo sheegay inay la tashadeen sharci-yaqaano arrintan aqoon u leh.

    Muhiimada Heshiiska ayaa ah inaan waxba laga bedelin qeybsiga dhaqaalaha oo ay ku caddahay in Soomaaliya waxa loo yaqaan Royal-tiga ay leedahay: 5%, faa’iidadana loo qeybsan doono si isla mida 50% iyo 50%, canshuurta laga qaadayo faa’iidada ay tahay 30%.

    Heshiiska Wax-soosaar wadaagga ah ee Shidaalka Soomaaliya oo dalka Turkiga lagu saxiixay Febraayo 2021 ayaa khilaaf weyn dhaliyey, waxaana sharci darro ku tilmaamay madaxweynihii xilligaasi Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

    Dad badan ayaa shaki ka muujiyey sida degdega ah ee Heshiiskan loo saxiixay iyo inaan dadka loo soo bandhigin faahfaahinta heshiiskan, sidii markii hore ahaa iyo Qodobadda laga bedelay.

    C/risaaq Cumar Maxamed Coastline Exploration Heshiiska Shidaalka Top Wasiirka Bartoolka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGolaha Amniga Q/Midoobay oo mudadda u kordhiyey Xafiiskooda Siyaasadda Somaliya ee UNSOM
    Next Article Mareykanka oo Xayiraad kusoo rogay Amiirka cusub ee Daacish-ta Somaliya iyo xubno…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo