Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa ka noqday hadal shalay kasoo yeeray oo ku saabsanaa inuu fashilmay imtixaankii maamulka Puntland.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska wasiirka ayaa lagu sheegay inuu ka xun yahay hadalkii uu ka jeediyay magaa;ada Jowhar ee ku saabsanaa in imtixaanka Puntland uu fashilmay, hadalkaas oo la sheegay inuu sababay war la soo gaarsiiyey wasiirka oo ahaa in madaxweynaha Puntland uu sheegay in imtixaankii la jabsaday.
HOOS KA AKHRSO QORAALKA
