Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Waxa iiga baxay warkii oday Farmaajo!: Nin la soo qasbay oo dhibban (Qormo Faaqidaad ah)

    Waxa iiga baxay warkii oday Farmaajo!: Nin la soo qasbay oo dhibban (Qormo Faaqidaad ah)

    January 11, 2022Updated:January 11, 20222 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qabkii iyo gobonimadii fagaarayaasha caalamiga in la soo celiyey ayuu noo sheegey! Balse wuxuu is-hilmaansiiyey in aag dagaal uu ka furey madaxtooyada qaranka looga talinayey oo uu qabtii soo celiyey!?Midnimada dadka iyo in laga fogaado isqabqabsi ayuu umadda ku wacdiyey ayadoo asaga iyo Raysulwasaarihii la og-yahay in aysan xataa salaanta iska qaadin.

    La dirirka Musuqmaasuq iyo daahfurnaan dhaqaale ayaa ka mid ahayd fariintiisa, balse waxaa laga wada warqabaa meesha uu gaarsiiyey boobka iyo musuqa ka dhexjira hey’adaha Dawladda iyo doorashadaba, bal dib ugu laabo hantidhowrka qaranka warbixinadiisa!

    Wuxuu sheegey in ciidamadii uu dhisay oo ay argagixisada la diriraan, AMISOM-na ay kala wareegi doonaan amniga dalka ayadoo la og-yahay in uu fasaxay in Shabaab canshuurta ka qaadato dekedda Muqdisho iyo hey’ado kale oo badan, ciidamadii qarankana uu sabab u noqday in ay aag isku galaan madaxtooyada dhexdeeda, AMISOM-na inta aan bixideeda laga hadlin maantay looga baahan yahay in ay madaxtooyada amnigeeda sii heyso, kalana dhexgasho ciidamada uu colaadda ka dhex-dhaliyey!?

    Arrimaha doorashada wuxuu inkiray guddiyadii doorashada qabashadeeda loo igmaday iyo Raysulwasaarihii uu xilka doorashada ku wareejiyey 1-dii May 2021 barlamaanka hortiisa, wuxuuna xusay madaxda dawlad goboleedyadu in ay boobsiiyaan doorashada!? Haddii odayga hadaladiisii hore oo dhan uusan ka dhabayn, sidee lagu aaminayaa kuwiisa cusub ee marin-habaabinta u badan, midda kale sow ma oga in aan mar kale dadka la indha-sarcaadin karin.

    Odayga xalay wuxuu u ekaa nin la soo qasbay oo dhibban, nin hadalkiisa ay soo qoreen kuwo caalam kale ku nool, nin ay la taliyaal u yihiin kuwo god iyo haadaan ka sii tuuraya, nin u afduuban kuwo aan ka naxayn oo ka faa’idaysanaya go’doonka siyaasadeed ee ay galiyeen!Duqa haloo gurmado haddii tolnimo jirto!

    Axmed Fiqi Farmaajo Qormo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFarmaajo oo taageeray Natiijada Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee RW Rooble hoggaaminayey (Akhriso)
    Next Article Alshabaab oo qabsatay Degaan u dhow Degmada Balcad iyo Wararkii ugu danbeeyay

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo