Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Weerarkii Alshabaab ee Hotelka Pearl Beach oo lasoo afjaray iyo Qasaaraha oo..

    Weerarkii Alshabaab ee Hotelka Pearl Beach oo lasoo afjaray iyo Qasaaraha oo..

    June 10, 2023Updated:June 10, 20231 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotelka Pearl Beach ee Xeebta Liido ayaa lasoo afjaray waaberigii saaka, sida lagu sheegay Wararka lagu baahiyey Warbaahinta Dowladda Soomaaliya.

    Weerarka oo socday muddo ka badan 10 saacadood ayaa ku bilowday laba Qarax oo is-miidaamin ah, waxaana Hotelka gudaha u galay dabley ka tirsan Alshabaab oo muddo saacado ah gudaha Hotelka kula dagaalamayey ciidamada amniga.

    “Ciidamada ammaanka ayaa soo afjaray maleeshiyaadkii Khawaarijta ee weerarka argagixiso ee naf la caariga ahaa ku soo qaaday hotelka Pearl Beach ee xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ammaanku waxa ay toogteen Khawaarijtii weerarka soo qaaday.” ayaa lagu yiri warka ay faafisay warbaahinta, iyadoo aan la bixin faahfaahin kale.

    Inta uu socday hawlgalka ciidamada ammaanka waxa ay gudaha hotelka ka soo badbaadiyeen shacab farabadan oo goobta ku sugnaa, laakiin qasaare iyo burbur culus ayaa ka dhashay weerarka sida ay xaqiijiyaan dadkii laga soo badbaadiyey.

    Qasaaraha weerarka ayaa dib laga oo sheegi doonaa, sida lagu sheegay warka kasoo baxday Dowladda Soomaaliya, laakiin baraha bulshada waxaa hareeyay dad la la’ yahay, muuqaalada dad ku dhintay weerarka iyo qaar kale oo ku dhaawacmay.

    Alshabaab ayaa sheegatay inay weerarka ku dishay 28 qof, waxayna Warbaahintooda baahineysay wareysiyo lala yeelanayo dableyda ka dhex dagaalameysay Hotelka.

    Alshabab Muqdisho Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaal weli ka socda Hotel Pearl Beach ee Xeebta Liido iyo Alshabaab oo baahisay codadka..
    Next Article Booliska oo shaaciyay Qasaaraha Weerarkii Hotel Pearl Beach iyo Meydad lagu arkay…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo