Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Weerarkii Ruushka ee dalka Ukraine oo bilowday iyo Qaraxyo ka dhacaya Magaalooyinka dalkaasi

    Weerarkii Ruushka ee dalka Ukraine oo bilowday iyo Qaraxyo ka dhacaya Magaalooyinka dalkaasi

    February 24, 2022Updated:February 24, 20222 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Ruushka ayaa Dagaal ku qaaday dalka Ukraine, iyagoo bilaabay howlgal Milatari oo madaxwweyaha Ruushku ku dhawaqay xilligii hore ee Saaka waqtiga dalkaasi 05:50.

    Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ku dhawaaqay howlgalka Milateri ee ka bilowday Gobolka Donbas ee dalka Ukraine, waxaana daqiiqado gudaheed laga maqlay magaalooyinka caasimadda ah ee Kiev iyo magaalooyinka Kramatorsk ee bartamaha Ukraine iyo Odessa oo ku taal koonfurta dalkaasi.

    Madaxweynaha Ruushaka ayaa yiri: “Waxaan go’aansaday in aan qaado hawlgal milatari oo gaar ah. Ruushku ma jiri karo iyadoo khatar joogta ah oo ka imanaysa dhulka Ukraine. ma jirto wax fursad ah oo aan ahayn inaan dadkeena difaacno”

    Waxaa xilligan socda weerarka Ruushka oo in muddo ah la filayey inuu ku qaado dalka Ukraine, iyadoo magaalooyin dhowr ah ay ka dhacayaan Qaraxyo waaweyn oo qaarkood la sheegay inay yihiin Gantaallo ka yimid ciidamada Ruushka.

    Ruushka ayaa duqeynaya saldhigyada waaweyn ee ciidamada Ukrainę, waxaana uu adeegsanaya Gantaallo culus, waxaana dadka Ukraina laga codsaday inay galaan Difaacyada Dhulka hoostiisa ka qodan.

    Ciidamada Badda Ruushka ayaa la sheegay inay daqiiqadihii ugu danbeeyay ka degaan xeebaha magaalooyin ka tirsan Dalka Ukraine ee Odesa iyo Maribol, waxaa sidoo kale gubanaya Saldhigyo dhowr ah oo ay leeyihiin ciidamada Ukriane oo Ruushku duqeeyay, iyadoo la beegsanayo Bakhaarada Hubka iyo Saanadda ciidamada Ukrainę.

    Xaaladda ayaa kacsan, waxaana fadhi degdeg yeeshay Golaha Amniga Qaramada Midoobay ee magaalada New York, kaasoo looga hadlayo xaaladda Ukraine iyo weerarka uu Ruushku ku qaaday.

    Xalay Xilli danbe ayuu Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa wacad ku maray in dadka Ukraine ay ‘la dagaalami doonaan’ haddii Ruushku ku dhaqaaqo inuu ku qaado duulaan buuxa.

    Madaxweyne Zelenskyy oo khudbad qiiro leh ka jeediyay taleefishinka caawa ayaa yiri: ‘Dadka Ukraine iyo dowladda ay is difaacayaan, mana jirto wax kale oo u furan.”.

    Russia Russia War Top Ukraine
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Madaxweynaha Ruushka oo Amray inay Ciidamadiisa galaan dalka Ukraine iyo Qaraxyo…
    Next Article Qaab dhismeedka Xukuumadda Alshabaab oo lasoo bandhigay (Akhriso 16-ka ugu sareeya)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo