Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Weriye C/risaaq Catoosh: Fasax miyuu ka qaatay shaqadii Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da, Mise waa ruqseystay?

    Weriye C/risaaq Catoosh: Fasax miyuu ka qaatay shaqadii Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da, Mise waa ruqseystay?

    September 28, 2018Updated:September 28, 20182 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Weriye Catoosh oo ka hadalaya Qarax ka dhacay CID-da xilli uu ku sugnaa Hotel Saxafi
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weriyaha Laanta af Soomaaliga ee BBC ee fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa ruqsad muddo sannad ah qaatay howshii  weriyenmo ee BBC-da laanta Afka Soomaaliga.

    Sida ay shaacisay BBC-da wuxuu Fasaxa sannadka ah ee Weriye Catoosh ka billaabanayaa 1-da Oktoobar 2018-ka, wuxuuna ku dhammaanayaa egyahay 30-ka bisha Sebtembar ee sannadka 2019-ka, iyadoo aan wax faafhaahin ah laga bixin ujeedka arrintan.

    Arrintan ayaa u muuqata fasax dheer oo uu qaatay Weriye Catoosh oo uu la ogyahay madaxa BBC-da ee xilligan, laakiin waxaay BBC-da ku sheegay ruqsad ee uu qaatay Catoosh, taasoo aan is qaban karin.

    Madaxa laanta Af Soomaliga ee BBC, Cabdullaahi Cabdi Sheekh, ayaa sheegay inuu kheyr u rajaynayo muddada uu Catoosh ka maqan yahay laanta, isla markaana uu ku rajo weyn yahay inuu soo noqon doono sannad ka dib.

    Wuxuu sheegay madaxa BBC-da ee Afsoomaaliga in dhageystayaasha ay la socodsiin doonaan haddii uu isbeddel ku yimaaddo xilliga uu Catoosh soo noqonayo, arrintan oo muujineysa inay tahay fasax ujeedo leh.

    Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa ka mida weryiyeyaasha ka howlgala xafiiska BBC-da ee magaalada Nairobi oo shaqada ugu badan ee Laanta Afsoomaaliga ay ka socota iyadoo dalka Kenya laga qaato weriyeyaasha ugu badan ee Laantaasi ka shaqeeya mudadii ugu danbeysay, taasoo hoosu dhigtay tayadii iyo Afsoomaaligii Laanta Afsoomalida ee BBC-da looga bartay.

    Werioye Catoosh ayaa ka sokow inuu ahaa weriyaha ugu codka dheer ee aan miisaamin war- tebinta ee xilligan ka hadla BBC-da, wuxuu dhinaca kale ahaa ninka ugu horeeya baraha bulshada isagoo Facebook ku leh taageerayaal badan.

    Wararka qaar ayaa sheegay in weriyaha uu qandaraas ka helay hay’ad caalami ah oo uu shaqooyin u qaban doono mudadda fasaxa dheer ee uu ka qaatay BBC-da.

    BBC Laanta Afsoomaaliga Weriye Catoosh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleLaba nin oo lagu dilay Boosaaso & Amniga magaalada Ganacsiga Puntland oo sii xumaanaya
    Next Article Dad loo qabtay Qaraxyo ka dhacay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo