Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Weriye kale oo caan ah oo ka tegaya Laanta Af-Somaliga ee BBC-da [Shaqaalihii London oo la fasaxay.]

    Weriye kale oo caan ah oo ka tegaya Laanta Af-Somaliga ee BBC-da [Shaqaalihii London oo la fasaxay.]

    February 16, 2019Updated:February 16, 20192 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weriyihii labaad oo ruugcaddaa ah ayaa ka tegaya idaacadda BBC-da Laanteeda Af-Soomaaliga oo shaqadeeda oo dhan loo soo wareejinayo xarunteeda cusub ee magaalada Nairobi, dalka Kenya.

    Axmed Cabdinuur oo BBC-da ku soo biiray June, 1996 ayaa markii hore noqday weriyaha Laanta Afka Soomaaliga u jooga magaalada Muqdisho. Waxaana markii danbe uu wareegay magaalada London, isagoo ka mid ahaa weriyeyaashii ugu caansanaa ee muddooyinkii danbe soo mara BBC-da.

    BBC-da ayaa fasaxday shaqaalihii fadhigoodu ahaa magaalada London marka laga reebo kuwa ka howlgala TV-ga, waxayna shaqaalaha la fasaxay yihiin weriyeyaashii ugu khibradda badnaa, waxaana howsha la wareeegaya dhalinyaro ka howlgaleysa magaalada Nairobi oo BBC-du ay ka furatay xarun weyn, iyadoo BBC-da ay maalgeliso dowladda UK.

    ”Waqti adag ayay ahayd, waayo magaaladu waxay u qaybsanayd woqooyi iyo koonfur ay kala xukumayeen hoggaamiye-kooxeedyo aad isaga soo horjeeday. Dalkana sharci iyo kala dambayn kama jirin waqtigaas, BBC-duna waxay ahayd isha keliya ee laga heli karo warar Soomaaliyeed oo sax ah”. ayuu BBC-da u sheegay Weriye Axmed Cabdi Nuur.

    Weriye Axmed C/nuur ayaa sanadkii 2000 u wareegay magaalada London, kadib markii uu kasoo shaqeeyay xafiisyada BBC-da ee Muqdisho iyo Nairobi, wuxuuna sheegay in London ay shaqaale yari ba’an ka jirtay xilligaasi.

    Axmed Cabdinur ayaa BBC-da Laanteeda Afsoomaaliga la shaqeynayey ku dhowaad muddo 25-sano ah, waxaana isla shalay la shaaciyey inuu shaqada BBC-da ka tegay weriyaha kale ee caanka ah C/Nuur Sheekh Maxamed Isxaaq.

    Ma cadda in BBC-da ay heli doonto weriyeyaal u dhigma khabiiradda saxaafadeed ee shaqada laga fasaxay, iyadoo dhalinyaro badan laga shaqaaleysiiyay xafiiska Nairobi.

    Axmed Cabdinuur BBC BBC Somali Service
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabab oo sheegatay inay duqeyn ku dishay Ciidamo Mareykan ah oo ku sugnaa Saldhigga Ballidoogle
    Next Article Madaxweynaha Puntland oo Golihiisa Wasiirada hor geeyay Baarlamaanka Puntland [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo