Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wiil 17 sano jir ah oo 10 Arday oo saaxiibadii ah ku laayey dugsi ku yaalla Dalka Mareykanka [Sawirro]

    Wiil 17 sano jir ah oo 10 Arday oo saaxiibadii ah ku laayey dugsi ku yaalla Dalka Mareykanka [Sawirro]

    May 18, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wiil 17 sano jir ah oo ka mida ardayda Dugsi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa weerar uu ku qaaday saaxiibadiis ku dilay 10 qof oo u badan ardaydii saaxiibada la ahaa.

    Wiilkan oo lagu magacaabo Dimitrios ‘Dimitri’ Pagourtzis, ayaa rasaas ku furay dugsiga sare ee Santa Fe oo ku yaalla gobolka Texas ee dalkan Mareykanka. Waxaana wiilkan qabtay Booliska isagoo su’aalo la weydiinayo.

    Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warrantay in dadka dhintay ay u badan yihiin arday wax ka baraneysay iskuulka ay toogashada ka dhacday. Taliyaha ciidamada deegaanka Harris, Ed Gonzalez ayaa sheegay in hal ruux ay u xireen dhacdadani.

    Waring sign: On his now-deleted Facebook page, Pagourtzis on April 30 shared a photo of a black T-shirt with the words 'Born to Kill' printed across the front

    A photo showing a handgun and a knife appeared on an Instagram account associated with Pagourtzis in late April

    Santa Fe High School in Texas was on lockdown after a shooter stormed into a class and killed 10 people Friday morning 

    Police officers in tactical gear move through the scene at Santa Fe High School where pipe bombs were found

    Texas Toogasho US Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleNin Somali oo loo doortay Duqa magaalo ka mida Britian & Haweeney Somali ah oo xildhibaanad ka noqotay
    Next Article Shirkii Dalalka Islaamka ee Turkiga oo lagu dalbaday in Ciidamo ilaaliya loo diro Dadka Reer Falastiin

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo