War lagu faafiyay baraha bulshada ayaa sheegaya in wiil ku dhashay magaalada Baydhaba oo shalay la dhalay uu hadlay.
Wiilkan ayaa la sheegay inuu hadlkiisu ahaa “Musiibo ayaa soo socota” oo saddex jeer dhahay kadibna uu dhintay, iyadoo uu faray dadka inay akhristaan 77 suuratyl Ikhlaas.
Haweneey ka hadleysa arrintan dhageyso
Hadaladda noocan ay ayaa mar waliba soo baxa iyagoo ah kuwo dadka marba loo soo alifo oo markii la baarana la waayo meel ay sal ku leeyihiin.
Wadani.com

![Wiil ku dhashay Baydhaba oo hore ka hadlay, sheegayna in mucjiso dhici doonto [Dhageyso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/11/new-born.jpg)