Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wiil Masaari 15 sano jir oo is-dilay kadib Farriin digniin ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook [Sawirro]

    Wiil Masaari 15 sano jir oo is-dilay kadib Farriin digniin ah oo uu soo dhigay bartiisa Facebook [Sawirro]

    May 21, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wiil reer Masar ah oo da’ yar ayaa is dilay laba maalmood kadib markii uu bartiisa Facebook soo dhigay farriin uu ku sheegay inay qasab ahayiinuu is dilo.

    Wiilkan oo meydkiisa Axadii shalay laga helay  Badda magaalada Zaqaasiq ee Gobolka Bari, waxaana lagu magacaabi jiray  Maxamed Yaasir, waxayna dhacdadan ka bilaabtay bartiisa Facebook oo farriin naxdin lahayd uu soo dhigay isagoo sheegay inuu isu dilayo dhibato heysata awgeed, loona duceeyo intii la oran lahaa wiil yar oo is dadalay.

    Farrinta wiilka ayaa boqolaal qof ay jawaabo ka bixiyeen iyagoo ku waaniyey inuu sabro, iskana dulqaato, Allena u dhowaado, laakiin wiilka Maxamed Yaasir  Raashid Canaani oo 15 sano jir ahaa ayaa go’aankiisii fuliyey, kuna dhaqaaqay inuu is dilo.

    Wiilkan ayaa la sheegay inuu aabihiis ahaa shaqaale ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Gobolka Bariga Masar, waxayna arirntan qabsatay baraha bulshada iyadoo ciidamada ay baarayaan wixii sababay inuu is daldalo, halka wararka qaarkood sheegayaan inuu qabay cudur nafsi ah.

    Egypt Facebook Is-dil Masar Xulshada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHormuud Foundation oo Deeq isugu jirta lacag, Raashin & Shidaal gaarsiisay Isbitaalada Muqdisho
    Next Article Amarro lagu soo rogay dadka Ajaaniibta ah ee ka shaqeeya degaanada Maamulka K/Galbeed ee Somalia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo