Wiil uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee Puntland ahna guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar C/llaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa ka jawaabay baaqii uu dhowaan Puntland u diray madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Qeybdiid.
Cumar Faraweyne ayaa sheegay in wixii dhibaato ah ee ka dhex dhaca Puntland iyo Galmudug uu mas’uuliyadeeda qaadi doono Cabdi Qeybdiid.
DHAGEYSO
Wadani.com

![Wiil uu adeer u yahay Faroole oo jawaab kulul u soo diray Cabdi Qeydiid [DHAGEYSO]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Faraweyne-e1475571240908.jpg)