Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Xaaf oo ku Magacaabay Gole Wasiiro cusub [Akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug]

    Xaaf oo ku Magacaabay Gole Wasiiro cusub [Akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug]

    October 14, 2018Updated:October 14, 20182 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay Golaha wasiirada cusub ee Galmudug oo in muddo ah laga sugayey.

    Golaha Wasiirada uu Xaaf magacaabay 25 wasiir oo ay u badan yihiin xubno ka tirsanaa Kooxda Ahlu suna oo heshiiska dhex maray Madaxweyne Xaaf uu sababay in madaxda Galmudug ay laba u qeybsamaan.

    HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA CUSUB EE GALMUDUG

    Liiska Golaha wasiirada Galmudug ee caawa uu ku dhaawaqay Madaxweynaha Galmudug

    1-Mudane Maxamuud Maxamed Samatar (Duran) Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha DibĀ heshiinta iyo Dowladaha Hoose

    2-Mudane Cabdi Maxamed Fiidow :Wasiirka Cadaalada iyo arimaha Garsoorka .

    3-Mudane Saciid Siyaad Shirwac : Wasiirka Maaliyada iyo Hormarinta Dhaqalaha

    4-Mudane Saadaq Sheikh Yuusuf Ibraahim: Wasiir Wasarada Amniga Gudaha

    5-Mudane Cabdikaafi Maxamed Maxamuud: Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah

    6-Mudane Cabdi Cabdimaciin Amaan Sheikh Cali: Wasiirka Dib u dajinta iyo daryeelka Agoonta iyo Naafada

    7-Mudane Sharaf Maxamed Cali: Wasiirka Wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda

    8-Mudane Mahad Cabdulahi Xuseen: Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud iyo guriyeenta

    9-Mudane Ibraahim Xuseen Guurey: Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha

    10-Mudane Maxamuud Aadan Cisman :Wasiirka Wasaarada Warfaafinta

    11-Mudane-cabdulaahi Cali Maxamed: Wasiirka Wasaarada Gadiidka cirka iyo Dhulka

    12-Mudane Maxamed deeq cabdi Falko: Wasiirka Wasaarada Waxbarshada

    13-Mudane Aadan Xasan Gardheere:Wasiirka Wasarada Boostada iyo isgaarsiinta

    14-Mudane Axmed Dhiblaawe Casir:Wasiirka Wasarada Beeraha iyo xanaada xoolaha

    15-Mudane Maxmed Xuseen Maxamed:Wasiirka Wasaarada biiada dhirta iyo daaqa

    16-Naciimo Maxamed Maxmuud :Wasiirada Wasaarada Caafimaadka

    17-Dahabo Cabdi Maxamed :Wasiirka Wasaarada Haweynka iyo Xaququl insaanka

    18-Bashiir Maxamed aw cali Maxamed:Wasiirka Wasarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

    19-Abshir Cabdi Shiiqow :Wasiirka Wasarada Dastuurka

    20-Axmed shire Maxamuud :Wasiirka Wasarada Biyaha iyo korontada

    21-Daahir Shidane Cabdi:Wasiirka wasaarada Wasaarada Shaqada iyo Shaqalaha

    22-Feysal Abshir Nuur :Wasiirka wasaarada Dakadaha iyo Gadiidka Badda

    23-Cabdiraxiim Xaaji Faarax Xirsi :Wasiirka wasaarada Qurba Joogta dalxiiska iyo dhiiragalinta iyo maalgashiga

    24-Asad Badal Cilmi Xaashi:Wasiirka wasaarada Gargaarka iyo Maareynta musiiboyinka

    25-Abdishakuur Macalin Ciise Xashi:Wasiirka wasaarada Owqaafta iyo arimaha Diinta

     

    Galmudug Golaha wasiirada Galmudug Liiska golaha wasiirada Galmudug Top Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTrump oo Sacuudiga ugu hanjabay inuu tallaabo adag ka qaadi doono haddii ay ku caddaato…
    Next Article Dil-sugihii ka danbeeyay Qarixii labaad ee 14-ka Oktoobar oo lagu toogasho lagu fuliyey 7 Bilood kadib [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo