Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray si weyn ugu eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu faragelin qaawan ku hayo maaaulka Galmudug.
War-saxaafadeed kasoo abxa xafiiska madaxweyne Xaaf oo uu saxaafadda u akhriyey Wasiirka Warfaafinta maamulkaasi ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay dhegaha ka fureysatay go’aanadii kasoo baxay shirkii Kismaayo, iyadoo madaxweyne Farmaajo wadashaqeyn u balanqaaday guddoomiyeyaasha maamullada Hirshabelle iyo Galmudug.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA


![Xaaf oo madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay inuu faragelin qaawan ku hayo Maamulka Galmudug [War-saxaafadeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/09/Xaaf.jpg)