Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xaaladdii ugu danbeysay Teendhada Doorashada ee Afisyoone iyo RW Rooble oo ku adkeystay..

    Xaaladdii ugu danbeysay Teendhada Doorashada ee Afisyoone iyo RW Rooble oo ku adkeystay..

    April 27, 2022Updated:April 27, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaalad cakiran ayaa ka jira caasimadda Muqdisho, iyadoo maanta la filayey in la qabto Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, iyadoo caqabado badan ay wajahayaan xildhibaannada iyo Guddoonka KMG ah ee Golaha Shacabka.

    Ciidamada Booliska ayaa saaka la dhigay irdaha laga galo garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo Afisyoone, iyadoo u diiday Xildhibaannada iyo saxafiyiinta inay galaan Teendhada Afisyoone.

    Xildhibaanno yar oo ku sugnaa gudah Garoonka ayaa tegay Hoolka, waxaa kaloo ciidan xoog leh ku galay Xildhiaannada Mahad Salaad iyo C/saabir Shuuriye, halka Xildhibaan Maxamed Jacfar uu xilli hore iska xaadiriyey Goobta, waxana xilligan ay xildhibaannada goobta ku sugan ku dhow yihiin 30.

    Waxaa Teendhada Doorashada gaaray Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada oo goor dhoweyd sheegay in Doorashadu ay dhaceyso, waxayna ku booriyeen xildhibaannada inay hoolka xaadiraan, lana furay wadooyinkii.

    Ra’iisal wasaare Rooble oo saaka Muqdisho ku soo laabtay, Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashda Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ayaa ku adkeysnaya inay maanta dhacdo doorashada xilli kasta oo ay qaadato.

    Wasiir ku xigeenka warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al-cadaalla oo ka mida xubnaha ugu dhow Ra’iisal wasaarhaa ayaa farriin kooban oo uu diray ku yiri: “Doorasho oo kali ah insha allaahWar kale haku daalin”, waxaa kaloo xarunta Afisyoone ku sugan Afhayeenka xukuumadda xildhibaan Maxamed Ibrahaim Macalimuu.

    Dhinaca kale taageerayaasha Farmaajo oo ay ka mid yihiin Talisyada Booliska iyo Nabadsugidda ayaa fulinaya qorshe kata oo ay ku baajin karaan in doorashadu dhacdo ama laga reebo xildhibaannada lagu soo doortay Ceelwaaq.

    Ma cadda in jawiga ka jira caasimada iyo Afisyoone ay ku dhici karto doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, waxaana socda dadaalo ay wado beesha caalamka si arrintan looga gudbo, loogana hortago isku dhac.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada Booliska oo Xildhibaannada ka hor istaagay inay galaan Xarunta Doorashada Afisyoone
    Next Article Maxa looga hadlay kulankii RW Rooble, Gen. Xijaar, Xasan Sheekh, Sh. Shariif iyo Deni ee Doorashada..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo