Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xabbad Joojin laga gaaray dagaalkii Yuhuudda iyo Kooxaha Falastiin iyo Dabaaldegyo bilowday

    Xabbad Joojin laga gaaray dagaalkii Yuhuudda iyo Kooxaha Falastiin iyo Dabaaldegyo bilowday

    May 21, 2021Updated:May 21, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Israa’iil iyo kooxaha Falastiiniyiinta ayaa gaaray heshiis xabbad joojin oo ilowday saaka aroortii kadib socday muddo 11 maalmood ah.

    Xabbad joojinta ayaa waxaa ka shaqeeyay dowladda Masar, waxaana ugu horeyn ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Israel oo sheegay inay xabbad joojin iskood ah gelayaan oo aan wax shuruud ah ku xirneyn.

    Dhinaca Kooxaha Falastiin ee Marinka Gaza ayaa dhinacooda u hoggaansamay xabbad joojinta, iyagoo daqiiqadihii ugu danbeeyay Gantaallo badan ku riday magaalooyinka Yuhuudda ee u dhow Marinka Gaza.

    Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda, Maraakiibta iyo Madaafiicda ayaa 11 maalmood ah duqeyn ku hayey Marinka Gaza, waxaana ka dhashay qasaare 232 dhimasho ah oo ay ku jiraan 69 caruur ah iyo 39 haween, waxaana ku dhaawacmay dad gaaraya 1900, iyadoo lagu burburiyey boqolaal dhisme iyo Daaro.

    Kooxaha reer Falastiin ee ay ugu horeeyaan Xamaas iyo Islamic Jihaad ayaa Gantaalihii ugu badnaa ku weerarray magaalooyinka Yuhuudda, waxayna ku rideen in ka badan 4000 gantaal, iyadoo lagu dilay 12 Yuhuud ah iyo dhaawac ku dhow 300 qof.

    Markii uu dhaqan galay heshiiska xabbad joojinta ayaa waxa dabaaldegyo ka bilowdeen dhulka reere Falastiin, iyagoo u dabaal degaya guusha ay kasoo hooyeen caddowga Israa’iil iyo sida loogu

    Sarkaal ka tirsan ururka Xamaas oo wakaaladda wararka ee AP u warramay wuxuu saheegay xabbad joojinta ay Israa’iil ku dhawaaqday ay ka dhigan tahay ‘guul’ shacabka Falastiin u soo hoyatay iyo guul darro soo gaartay ra’isal wasaaraha Israa’iil Banjamin Natanyahu.

    فلسطينيون في غزة يحتفلون بوقف إطلاق النار الذي دخل حيز التنفيذ الساعة الثانية صباحا (رويترز)
    Dagaalka Gaza Gaza Israel Palestine Yuhuudda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynihii hore ee Ghana oo iska diiday xilkii Midowga Afrika ee Ergeyga Gaarka ah ee Somaliya
    Next Article Faahfaahin: Qarax lagu dilay Guddoomiyihii Degaanka Garasbaaley ee Muqdisho iyo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo