Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxtooyada maamulka Galmudug ayuu Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle ku cambaareeyay dilkii xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo lagu laayay 9 qof oo isku heyb ahaa.
Qoraalka ayaa lagu faray dadka Gaalkacyo ku nool omau sharciga u hogaansamaann ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta, iyadoo aan raali laga ahayn in khalad lagu saxo khalad kale; wuxuuna Madaxweyne Xaaf arrinta u xil saaray Guddi cadaaladda horkeena kooxihii ka danbeeyay falkaasi,
HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA
