Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka socota munaasabad nooc cusub ah oo lagu bixinayo Abaalmarinta XIL-GUDASHO QARAN.
Waxaa munaasabaddan soo abaabulay kooxda Vision Leadership Academy “Xil-gudasho Qaran” oo barnaamij madax bannaan oo lagu abaal-mariyo dadka bulshada u qabtay waxqabad la taaban karo. marti sharaf badan ayaa kusugan goobta xafladu ka dhaceyso.
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa loo aqoonsaday Duqii ugu waxqabadka badnaa ee soo mara caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
DAAWO SAWIRRO




![Xaflad Abaalmarin lagu Guddoonsiinayo Duqii hore oo Muqdisho ka socota [Sawirro]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/02/Mayor-Tabit.jpg)