Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Xaflad Dalacsiin ah oo loo qabtay Macalimiinta Jaamacadda Muqdisho [Daawo Sawirro]

    Xaflad Dalacsiin ah oo loo qabtay Macalimiinta Jaamacadda Muqdisho [Daawo Sawirro]

    January 1, 20172 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macalin oo u dalacay darajooyinka sare ee PhD-da.  

    Saddex ka mid ah macalimiintaas waxay ka dalaceen ASSOCIATE PROFESSOR waxana u dalaceen darajada PROFESSOR halka 6 lixda macalin ee  kalena ay ka dalaceen darajada cilmiyeed ee ASSISTANT PROFESSOR una dalaceen darajada ASSOCIATE PROFESSOR.

    Xafladda waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Muqdisho Professor Cali Sheekh Axmed iyo Professor Cabdi Ismaciil Samatar oo labaduba ka tirsan Board-ka  Jaamacadda (BOAD OF TRUSTEE) hormoodyada kuliyadaha jaamacadda  maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda,  aqoon yahano badan oo cilmibaarayaal soomaaliyeed ah iyo marti sharaf kala duwan.

    Manaasabaddan oo lagu daah furay qur’aanka kariimka ayaa waxaa kalimad soo dhawayn ah ka soo jeediyay Ustaad Cali dahair Mohamed Gudoomiye ku xigeenka arimaha akaadamiga ee Jaamacadda Muqdisho  wuxuuna si wayn faahfaahiyay shuruudaha dalacaaddda cilmiyeed ee ay Macaliminnta dalacday ay buuxiyeen; isaga oo goobta ka aqriyay magayada macalimiinta, darajada ay horay u haysteen iyo midda ay hadda u dalaceen cilmi baaristii, ay sameeyeen iyo mudadii ay jaamacadda wax ka dhigayeen.

    Professor Dr, Maxamed Xusseen ciise oo ku hadlayay magaca macaliminnta munaasabadda lagu maamuusayay ayaa si aad ah ugu macadceliyay Boardka Jamacadda Muqdisho iyo kuliyadaha ay ka kala socdaan macalimiinta dalacday iyo dhamaan ka soo qaybgalayaashaisaga sheegay in shuruudaha dalacsiinta cilmiyeed ay aad u adagtahay waqti dheerna ay u soo halgamayeen darajada maanta ay gaareen kuna balan qaaday in aya sii wadayaan cimibaarista la xiriirta  horumarka dalkeena iyo dadkeenna wuxuuna Allah ka baryay in cilimigooda mid Naafac ah ka dhigo.

    Professor Cabdi Ismaciil Samatar ayaa aad ugu adkeeyay agoonyahanada soomaliyeed in ay cilmibaaris dhab ah sameeyaan dadaal koodana ay isku daraan, isaga oo sheegay in cilmibaaristu ayna sahalanayn waana waxa ay dawladaha aduunyadu isku dhaafeen.

    Professor Dr. Cali sheikh Axmed oo ah gudoomiyihii hore ee jaamacadda Muqdisho ayaa u hanbalyeeyay macalimiinta dalacday oo uu aad ugu amaanay dadaalkoodii cilmibaarista  iyo waxbaridda iyo barbaarinta ardayda heerka jaamacadeed iyo kuwa mastarka diyaarinaya. professor Dr. cali wuxuu ku dheeraaday standaradda caalamiga ah ee tacliinta iyo sida ay jaamacadda Muqdisho uga taagantahay illaalinta tayada tacliinta una diyaariso ummadda soomaaliyeed iyo dunidaba aqoonyahano dhab ah. laqabyada iyo darajooyinkuna waa kuwo lagaaro ee maaha kuwo la sheegto.

    DAAWO SAWIRRADA

    IMG_4307
    IMG_4335
    IMG_4352
    IMG_4392
    IMG_4409
    Dalacsiin Jaamacadda Muqdisho Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAhlu suna oo madax furasho u qabsatay Sarkaal ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya
    Next Article Musharax Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo Muqdisho yimid Muqdisho [Yaa soo dhoweeyay..?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo