Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xafladda Qalin jebinta Dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho oo Caasimadda lagu qabtay [Sawirro]

    Xafladda Qalin jebinta Dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho oo Caasimadda lagu qabtay [Sawirro]

    October 20, 2018Updated:October 20, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaflad si heer sare loosoo agaasimay kuna saabsaneyd qalin jabinta dufcadii 18aad ee Jaamacadda Muqdisho ayaa lagu qabtay Royal Hotel Place ee Magaalada Muqdisho.

    Ugu horeyn waxaa kalmad soodhaweyn ah ka hadlay gudoomiye kuxigeenka jaamacadda muqdisho ee arimaha xiriirka Prof. Maxamed Xuseen Ciise (Liibaan) oo u mahad celiyay ardayda qalinjabinaysa iyo waalidiintooda wuxuuna kula dardaarmay inay waxbarashadooda sii wataan.

    Proff. Cilmi Dhuxulow Gacal oo ah Hormuudka Daraasaadka sare ee jaamacadda muqdisho ayaa u hambalyeeyay ardayda qalin badalatay wuxuuna kusoo dhaweeyay in daraasaadka sare ee jaamacadda muqdisho ay ugu imaan karaan waxbarashada sare oo tayo leh.

    Prof. Cali Sheekh Axmed Abuubakar Gudoomiyihii hore ee jaamacadda muqdisho kana tirsan gudiga sare ee jaamacadda muqdisho ayaa ardayda qalin jabinaysa ugu hambalyeeyay heerka ay soo gaareen iyaga iyo waalidkoodaba “Waxbarasho wey bilaabataa ee ma dhamaato”.

    Dr. C/shakuur Sheekh Xassan Fiqi agaasimaha tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada iyo hidaha ayaa ku amaanay jaamacadda muqdisho inay markasta soosaarto arday tayo leh bulshada soomaaliyeedna wax weyn u qabtay isagoo u mahadceliyay masuuliyiinta jaamacadda iyo macalimiinta.

    Ugu dambeyn waxaa xafladda soo xiray gudoomiyaha jaamacadda muqdisho Dr.Ibraahim Maxamed Mursal Cali ayaa u hambalyeeyay ardayda qalin jabisay wuxuuna u rajeeyay iyaga iyo waalidkood horumar wuxuuna kula dardaarmay ardayda in ay cilmiga ay barteen ay dadkooda ugu adeegaan “Cilmi aan akhlaaq laheyn cilmi ma noqdo”.

    “Jaamacadda Muqdisho waa jaamacad u taagan inay soo saarto hogaamiye ummadiisa u horseeda wanaag sharaf iyo cisi kana ilaalisa ama ladagaalanta waxyaabaha xunxunka ah ee ay ka mid yihiin qabyaalada iyo miraheeda xun.” sidaasna waxa yiri guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Ibraahim Maxamed Mursal.

    Xafladiina waxay kusoo gabagabowday jawi wanaagsan oo qiimo leh.

    Jaamacadda Muqdisho Muqdisho Qalin jebin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAxmed Baasto oo magaalada Cadaado loogu doortay Madaxweyne Cusub ee Galmudug
    Next Article Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay Qof Sahan u ahaa kooxda Alshabaab

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo