Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xaqiiqada Mashruuca AMISOM & Kharashaadka ku baxa [Akhriso Warbixin Xasaasi ah]

    Xaqiiqada Mashruuca AMISOM & Kharashaadka ku baxa [Akhriso Warbixin Xasaasi ah]

    November 14, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Mashuurca AMISOM oo soo bilowday sanadkii 2007 waxaa lagu asaasay ciidamo ka socday dalka Uganda oo bedelay ciidamadii Itoobiya ee Soomaaliya ku soo duulay sanadkii 2006-da.

    Muranka u dhaxeeya Midowga Yurub iyo Midowga Afrika ee ku saabsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ayaa soo shaaciyay xaqiiqooyin badan oo ku saabsan mashruuca 10 sano jirsaday ee ciidamada Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya.

    Taliyeyaasha ciidamada Somaliya & AMISOM oo diyaarinaya howlgalMidowga Yurub ayaa u muuqda inuu ka cago jiidayo kharashaadka  faraha badan ee uga baxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya, horaantii sanadkan ayuu jaray 20% lacagtii uu siin jiray AMISOM, taasoo keentay in mashruuca dhibaato soo wajahdo.

    Go’aankii labaad ee Midowga Yurub ayaa noqday inay ciidamada Burundi ee ku sugan Soomaaliya ay si toos ah u siinayaan mushaarka, kadib markii ay isku dhaceen madaxweynaha Brundi iyo Midowga Yurub. Arrintan waxaa si weyn uga hor yimid dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.

    Kharashaadka AMISOM

    Kharashka bil waliba ku baxa howlgalka AMISOM ayaa gaaraya 30 milyan oo doolar, laakiin midowga Yuurb ayaa hoos u dhigay, waxaana la gaarsiiyay 22 milyan oo Doolar.

    Ciidamada AMISOM ee gaaraya 22,00 wuxuu bil waliba qaataa askari kasta lacag dhan: $1028. Dowladaha ciidamada u diray Soomaaliya ayaa askari kasta ka jarta lacago maamulka dowladda ah, tusaale ahaan Kenya waxay askari waliba ka jarataa lacag dhan $200.

    TIRADA CIIDAMADA DAL WALIBA KA JOOGA SOOMAALIYA

    Brundi: 5,432  |  Djibouti: 960  |  Eithopia: 4,395  |  Kenya: 3,664  | Uganda: 6,223

    AMISOM waxay hadda wadaa qorshe kale oo ay ku dooneyso in ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 4000 askari loo maalgeliyo.

    Lacagaha mashruuca AMISOM ku baxay waxa ka mida mushaar ay qaataan ciidamada iyo Booliska AMISOM, shaqaalaha caalamiga ah mushaarkooda, shaqaalaha gudaha iyo kharaskaadka howlgalka xafiiska Nairobi

    Dhibaatada heysta ciidamada AMISOM ayaa ah dib u dhac ku yimaada mushaarka ciidamada oo mararka qaarkood ay dhacdo in ka badan 6 bilood inay maqnaato lacagta mushaarka. Heshiis ay bishii September kala saxiixdeen Midowga Yurub iyo Midowga Afrika, kadib wadahadallo la isku xiiqay ayaa lagu ogolaaday in la bixiyo mushaarka ciidamada AMISOM 9-kii bilood ee la soo dhaafay oo gaaraya 178 Milyan oo Euro.

    AMISOM waxay hadda dooneysaa inay bishii hesho lacag dhan 300 Milyan oo Doolar si ay ay howlgalkeeda uga sii wado Soomaaliya.

    Wadani.com

    AMISOM Mashruuca AMISOM Warbixin
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin ku saabsan Shaqaaqo ka dhacday Magaalada Cadaado iyo Wasiir lagu xiray
    Next Article Fadeexado hareeyay Doorashada XildhibaanadaAqalka Hoose ee Magaalada Cadaado (WARBIXIN)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo