Waxaa beenoobay warar saaka warbaahinta qaar ay baahiyeen oo ku saabsanaa n siyaasiga Xasan Abshir Faarax ku dhintay weerarkii saaka aroortii kooxda Alshabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.
Iyadoo Telefoonka lagula xiriiray Xasan Abshir Faarax isagoo jooga Magaalada Nairobi ee dalka kenya ayuu xaqiijiyay inuu nool yahay kuna sugan yahay magaalada Nairobi.
“Adeer waa caafimaad qabaa, Nairobi ayaa maalmo ka hor imid”ayuu yiri Xasan Abshir Faarax oo cadeeyay inuusan ku sugneyn magaalada Mudisho
Isha: Newsomali.com