Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Xasan Kheyre oo qaaday tallaabo Halis gelisay Farmaajo & Mahdi Guuleed (4 Qodob & Qoraal uu diray -XASAASI)

    Xasan Kheyre oo qaaday tallaabo Halis gelisay Farmaajo & Mahdi Guuleed (4 Qodob & Qoraal uu diray -XASAASI)

    September 26, 2020Updated:September 29, 20202 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah oo halis gelineysa Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, isla markaana xaalad adag oo siyaasadeed ku noqoneysa Ra’iisal wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble.

    Qoraal uu Kheyre u diray Ra’iisal wasaraha cusub 24-kii bishan, isla markaana ogeysiin ugu socotay xafiisyada Madaxweynaha, Guddoomiyeyaasha labada Aqal, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Hanti dhowrka iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka ayuu ku caddeeyay inuu diyaar u yahay xil wareejin uu toddobaadkan gudhiisa xilka ku wareejiyo, si uu Ra’iisal wasaaraha cusub warbixin guud uga siiyo xaalada dalka iyo caqabadaha jiray si looga fogaado dib u dhac ku yimaada howlaha horumarinta dalka.

    Tallaabada uu qaaday Xasan Cali Kheyre ayaa halis sharc iyo mid siyaasdeed ku noqotay Madaxweyne Farmaajo oo si aan sharciga qabin ku-sime u magacaabay ku-xigeenkii Ra’iisal wasaaraha Mahdi Maxmed Guleed, waxayna haddii uu aqbalo Ra’iisal wasaare Rooble sababi kartaa arrimaha soo socda:

    1- Inay sharci darro noqdaan magacaabidii iyo xeerarkii laga ansixiyey Golaha Wasiirada ee xilka sii hayey oo ay ku jiraan Guriyadii adegag garsoorka, Bartoolka, La-dagaalanka musuqa iyo tobnaan heshiis iyo xeerar la boobsiiyey oo dhammaantood Madaxweynaha qeyb ka ahaa.

    2- Waxay soo shaac bixin doontaa wixii ku takri-fal awood iyo hanti qaadasho ee dhacay labadii Bilood ee dalku ahaa Ra’iisal wasaare la’aanta;

    3- Waxayna caddeyn doontaa shaqsiyadda Ra’iisal wasaaraha cusub oo ay bannaanka soo dhigi doonto kartidiisa iyo ka madax bannaan yahay Villa Somalia iyo sida uu go’aanno adagna u qaadan karo.

    4- Arrintan waxay imtixaan ku tahay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed oo arrimo badan ay dhaceen intii uu xafiiska joogay.

    Warqadda Kheyre oo dhinacyo badan gaartay way caddahay inuusan ogolaan karin Madaxweyne Farmajo, laakiin waxay heysataa qodobo sharci ah, haddii aanay Madaxtooyadu wadin qorshe ay denbi uu soo oogeyso Ra’iisal wasaarihii hore. Waxay kaloo Ra’iisal wasaaraha cusub ku tahay xaalad adag oo ka mida howlaha cakiran ee sugaya oo la bilaabaneysa xil wareejintiisa. Waxaa la qiimeyn doontaa, lagana war sugi doonaan jawaabtiisa.

    Ra’iisal wasaarihii hore wuxuu haayaa xog badan iyo sir dowladeed oo la sheegay inuusan xitaa wax badan ka ogeyn Madaxweyne Farmaajo, taasoo muhiim u ah Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble inuu helo; Halka dhinaca kale ay ka tahay Seef laba Afle ah oo mar kaliya jab sharciyeed iyo siyaasdeed ku ah Farmaajo iyo Mahdi Guuleed.

    Maxamed Xuseen Rooble Top Warqadii Xasan Kheyre Xasan Cali Keyre Xil wareejinta Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso: 4 Qodob oo ay Guddoonka labada Aqal ku darsadeen Heshiiskii Doorashada & Muddo kororsi laga…
    Next Article Ra’iisal wasaare Rooble oo Berri xilka la wareegaya, Yaase ku wareejinaya..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo