Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Hirshabelle»Xasan Sheekh: “Guusheenu maaha Nuur-Dugle ee waa in Alshabaab laga waayo Somaliya”

    Xasan Sheekh: “Guusheenu maaha Nuur-Dugle ee waa in Alshabaab laga waayo Somaliya”

    November 24, 2022Updated:November 24, 20222 Mins Read Hirshabelle
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku maray degaannada Masaajid Cali Guduud iyo Nuur Dugle ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo dhowan laga xoreeyay Alshabaab.

    Madaxweynaha ayaa labada degaan kula hadlay ciidamada Xoogga dalka iyo ciidamada degaanka ee dagaalka kula jira Alshabaab, wuxuuna ku bogaadiyay Saraakiisha hoggaamisa ciidamada ee guulaha kasoo hooyay dagaalka, iyo sidii kooxaha argagixisa dalka looga saari lahaa.

    “Caddowga kaliya ee maanta dalkeennu leeyahay waa Alshabaab. Waa in aan waqti kooban ku gaarno deegaanada kale ee ay weli dadkeenna ku dhibaateeyaan. Guusheenu ma aha inaan Nuur-Dugle ka raacdeyno Alshabaab ee waa in Alshabaab laga waayo Soomaaliya oo dhan” ayuu yiri madaxweynaha.

    Wuxuu amaanay Beesha Maxamed Muuse ee dega Nuur Dugle, isagoo sheegay in beelaha kale laga rabo inay sameeeaan wixii ay beeshaasi saameysay, wuxuuna shaaciyay in degaanada kale ee laga xoreeyay Khawaarijta Al-shabaab, si degdega loo gaarsiinayo adeegyada aasaasiga ah sida Saldhigga Booliska, xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka.

    Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu sheegay inay ahya markii ugu horeysay ee uu tago degaanka Nuur Dugle, isla markaana uu tegayo meel kasta oo dadka degan ay Shabaab iska xoreeyaan.

    “Shabaab waa Tuug, waa Khaa’in waa Diinlaawe, waa Dad laawe.. kuwa waxaa jira ehele noo ah oo ficilladii Shabaabka leh wax uu yahay ma leh.. kuwa jidgooyada dhigta ee dadka masaafurka ah dhaca.. iyo kuwa fitnada ee dadka dila waa Shabaab kale…” ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh ka yiri degaanka Nuur Dugle.

    Waxa Madaxweynaha kormeerka ku wehliya Madaxweynaha Hir-shabeelle, Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha ciidamada Xoogga dalka, Xildhibaano, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida iyo mas’uuliyiin kale”.

    Alshabaab Alshabab Nuur Dugle Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaleeshiyo ka mida Alshabaab oo isu dhiibay ciidamada Dowladda ee ku sugan Galgaduud
    Next Article Alshabaab oo shaacisay Geerida Guddoomiyihii u qaabilsanaa Gobolka Banaadir

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo