Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Xasan Sheekh: “Masiirka Umadda Suuq madow ma noqon karo, Afar Nin oo is-jecelna ma wadi karaan.. ka joog..”

    Xasan Sheekh: “Masiirka Umadda Suuq madow ma noqon karo, Afar Nin oo is-jecelna ma wadi karaan.. ka joog..”

    January 9, 2021Updated:January 10, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Dowldda Federaalka maanta ku shaaciyeen in Doorasho la gelayo oo aan loo xayirnaan doonin inta ka maqan.

    Shir jaraa’id oo ay qabteen Musharixiinta, kadib kulan muddo uga socday Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayey ku shaaciyeen inuu dalku khatar geli karo, haddii ay madaxda dowladda Federaalka ku socdaan inay doorasho hal dhinac ah qabtaan.

    Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo ka mida Musharixiinta ayaa sheegay in dalku halis wajahayo, haddii Doorashada maanta lagu dhawaaqay lagu socdo, wuxuuna caddeeyay inaysan wax jawaab ah ka helin dowladda arrimihii loo balansanaa ee xalka loo raadinayey, kadib shirkii Garowe.

    “Qaddiyada Doorshada ee maanta taagan waa hannaan u baahan kalsooni iyo wadar ogol, waxayna ku habooneyn in shir la isugu yimaado oo lagu soo bandhigo… Anagoo ka warsugeyna madaxdii ayay warka aad aragteen soo saareen… Waa yimaadeen war qaarkiis qadaf ah; Waalaga soconaa iwm.. Dalkan hadda ayuu kal ataagan yahay Somaliland ayaa naga maqan oo la raadineyay.. qaar kalena in sabab loo abuuro ay gooni su taagaan sax maaha…” ayuu yiri Xasan Sheekh.

    Wuxuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu qaarna yiraahdo waa laga maarmaa, qaarna uu ciidan ku daabusho si xooog dadka loogu maquuniyo, aysan soconeynin. “Madaxda Meesha taagneyd ee Ra’iisal wasaaraha ugu weyn yahay wixii ay sheegeen dadkooda kuma metelaan.” ayuu yiri Xasan Sheekh.

    “Masiirka Umadda Suuq madow ma noqon karo, Afar Nin oo is-jecelna ma wadi karaan.. hala dhigo xaajada.. Taladeenu waxay tahay xalka haloo noqdo shir ha la isugu yimaado.. Fagaare halooga wadahadlo” ayuu yiri Xasan Sheekh oo mas’uuliyadda dib u dhaca Doorashda dusha u saaray dowladda Farmaajo.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa cambaareeyay ciidamada loo daabulayo Beledweyne iyo meelaha Doorashada, taasoo ujeedkeedu yahay in lagu boobo doorashada, ayna u qaadanayaan madaxa maamul Goboeedyada inay raali ka yihiin.

    Doorashada Farmaajo Top Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMusharax Daahir Geelle oo shaaciyey wixii dhex maray kulan uu ugu yeeray Ra’iisal Wasaare Rooble
    Next Article QIXII SODDON JIRSADEY!! (Qormo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo