Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka K/Afrika [sawirro]

    Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka K/Afrika [sawirro]

    August 27, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay kulan casho ah waxaa uu la qaatay qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka, ganacsato iyo qeybaha bulshada ee jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka South Africa.

    Sidoo kale kulanka joogay madaxda safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka South Africa sida Safiir Jamaal Maxamed Barrow,qunsulka safaarada Maxamed Cali Mirre iyo Xoghayaha  kowaad ee safaarada Ismaaciil Cabdalle Soomane.

    Kulanka waxaa uu ahaa mid is xog wareysi ah waxaana qaar ka mid ah waxgaradkii kala duwan ayaa halkaasi ka hadlay waxaana ay si wadajir ah usoo dhaweeyeen madaxweynahii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud kadibna waxaa ay warbixin guud ka siiyeen xaalada Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa oo maalmahii lasoo dhaafay weeraro dilal is daba joog ah kala kulmayay kooxo burcad ah,waxaa ay intaasi ku dareen waxbgaradka in South Africa ay ku heystaan nolol aad u wacan iyo soo dhaweyn dowlada South Africa ay ka haleen.

    Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ugu dambeyn ka hadlay kulanka waxaana uu jeediyay khudbad dheer oo dhinac yo badan taabaneysay waxaa uu ugu horeyn u mahad celiyay jaaliyada Soomaalida ee ku nool South Africa waxaa uu kadib jaaliyada warbixin ka siiyay Kulankii uu la galay madaxweynayaashii Hore iyo Soomaaliya halka ay maanta taagan tahay waxaana uu ugu baaqay in ay qeyb ka noqdaan Soomaaliya horumarka ay hiigsaneyso.

    Madaxweynahii hore waxaa uu jaaliyada in ay wataan magac culus oo Soomaaliya la dhaho taa oo loo baahan yahay in ay muujiyaan wanaaga uu leeyahay dowlada iyo shacabka South Africa si taa loo sameeyana waxaa muhim ah ayuu yiri in la isku xero jaaliyada oo midnimada iyo wadajirka ay ka shaqeeyaan.

     

    Hassabn Sheikh South Afrika Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXeer Ilaalinta Ciidamada oo Amar kasoo saaray Dadkii lagu dilay Degaanka Bariire [Akhriso]
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo War cusub kasoo saartay xilliga ay la-wareegeyo Maamulka Hawada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo