Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee mar kale u tartamaya xilka ayaa balanqaad siiyay Guddiga Doorashada.
Isagoo ka hadlayay wixii dhexmaray Guddiga Doorashada ayuu sheegay inuu ku qanci doono natiijo kasta ee kasoo baxda Doorashada madaxweynaha ee dhici doonta 8-da Febraayo 2017.
Musharax Xasan Sheekh ayaa inuu raaci doono amarrada Guddiga Doorashada Madaxweynaha, wuxuuna ugu baaqay Musharaxiinta kale inay u hogaansamaan nidaamka iyo shuruucda Doorashada.
DHAGEYSO
Wadani.com