Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sharciyada»Xeer ilaaliyaha Qaranka oo fadeexad dhex fadhiya kadib markii Puntland & Somaliland ku marqaati fureen

    Xeer ilaaliyaha Qaranka oo fadeexad dhex fadhiya kadib markii Puntland & Somaliland ku marqaati fureen

    January 24, 2015Updated:February 3, 20151 Min Read Sharciyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    XEER ILAALIYAHA QARANKA AXMED CALI DAAHIR
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa fadeexad culus dhex fadhiya kadib markii Somaliland iyo Puntland ay beeniyeen marqaati uu xeer ilaaliyuhu u qabsaday oo ahaa in markab sharci darro loogu heystay dekadda Muqdisho lagu sii daayay qoraal uu maxkamadda Gobolka Banaadir u qoray.

    XEER ILAALIYAHA QARANKA AXMED CALI DAAHIR
    XEER ILAALIYAHA QARANKA AXMED CALI DAAHIR

    Puntland ayaa qoraal jawaab ah u soo qortay Guddiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Kaluumeysiga  waxay ku caddeysay inuusan markabka Muqdisho laga fasaxay ka diiwaan gashaneyn Puntland, Qoraalka Puntland ayaa la soo gaarsiiyay Baarlamaanka Soomaaliya oo baaritaan ku haya kiiskan.

    Somaliland ayaa dhinaceeda shaaca ka qaaday in Markabka Muqdisho lagu qabtay aanu jirin fasax Somaliland siisay, wuxuuna sheegay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland in Somalia iyo Somaliland aanay waxba isugu jirin oo ay laba dal kala yihiin, Markabka uu sheegay Xeer ilaaliyaha Soomaaliyana aanu wax xiriir ah la lahayn kaa diiwaan gashayn Somaliland.

    Dhegeyso wareysigii xeer ilaaliyaha iyo Hanti dhowrka Soomaaliya ee arrinta markabka fadeexada

    http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2015/01/xeer-ilaaliyaha-vs-hanti-dhorwka.mp3

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Puntland Somaliland Xeer ilaaliye fadeexad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya ma xukuumad la’aan ayay heshiisyo la saxiixan doontaa Turkiga?
    Next Article Wafdiga Madaxweynaha Turkiga oo hadda ka degay Garoonka Aden Cadde ee Muqdisho

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Cadaadis lagu saarayo inuu xilka iska casilo

    October 9, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    XOG: Saldhigga Dayax-Gacmeedyada Turkiga iyo Dhul Xeebeedka Dowladda Somaliya bixisay

    September 13, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo