Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Xeer ilaaliyaha UK oo Dacwad Argagxiso kusoo oogay Wiilkii Soomaaliga ahaa ee Cali Xarbi Cali

    Xeer ilaaliyaha UK oo Dacwad Argagxiso kusoo oogay Wiilkii Soomaaliga ahaa ee Cali Xarbi Cali

    October 21, 2021Updated:October 21, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa si rasmi ah dil argagixiso loosu soo eedeeyay wiilkii Soomaaliya ahaa Cali Xarbi Cali oo Somali-British ah, kaasoo loo heyso inuu Toorey dilay xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa baarlamanka UK.

    Siday aya shaaciyeen Booliska iyo Xeer-ilaalinta Boqortooyada UK, waxaa Cali loo heystaa denbiyo dil argagixiso oo uu ku geystay, isagoo ka duulaya dhinaca diinta, iyadoo lagu wado in Jimcaha Berri lasoo taago Maxkamad.

    Cali Xarbi Cali ayaa Jimcihii tagtay lagu xiray isla goobta uu dilku ka dhacay ee magaalada Leigh-on-Sea ee bariga London, ayaa sidoo kale wajahaya dacwad labaad oo ah diyaarinta ficil argagixisanimo.

    Xildhibaan David Amess, oo ahaa 69 sano jir dhalay shan caruur ah, ayaa la dilay isaga oo kulan la lahaa dadka soo doortay, wuxuuna noqday xildhibaankii labaad ee British ah ee la dilo shan sano gudahood.

    Nice Price oo ah madaxda qeybta dambiyada iyo ka hor-tagga argagixisanimada ee Adeegga Xeer-ilaalinta Boqortooyada ayaa sheegay in qareenada ay gudbin doonaan in dilkii Amess “uu xiriir la lahaa aragixisanimo, gaar ahaana ay dhiiri-geliyeen arrimo diimeed iyo kuwa fikir.”

    “Cali waxaa lagu soo oogay dacwad ah diyaarinta ficil argagixisanimo,” ayuu yiri. Waxa uu sheegay in tani ay ka dambeysay kadib caddeymo ay baaritaankooda kusoo heleen booliska.

    Booliska ayaa sheegay inaysan jirin cid kale oo hadda loo baarayo ama raadinayo inay ku lug laheyd dilka xildhibaan David Amess.

    CCTV caught the alleged killer hours before the murder
    Ali Harbi Ali David Amess UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKuraastii ugu danbeysay Aqalka Sare oo lagu doortay Kismaayo (Akhriso magacyada)
    Next Article Sheekh Shaakir oo Guriceel kasoo saaray Digniin ku socota ciidamada Dowladda Federaalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo