Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Xidhibaanada Mooshinka wada oo suuq yeeshay & qaraaxo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada

    Xidhibaanada Mooshinka wada oo suuq yeeshay & qaraaxo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada

    August 26, 2015Updated:August 26, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kadib markii uu soo shaac baxay Mooshinka ay qoreen 93 xildhibaan ee xil ka qaadista madaxweynaha 21-kii Ogost 2015 waxaa xigtay in guddoonka Baarlamaanka uu Mooshinkaasi qabtay taasoo dhibaato weyn ka dhex abuurtay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo mar dhow saaxiibo ahaa.

    villa-Somalia

    Mooshinka wuxuu saameyn weyn ku yeeshay dhaawacna gaarsiisay madaxweynaha oo u bartay inuu xildhibaanada fadhigiisa ka maamulo. Arrinta kale ee mooshinkani dhaliyay waxaa ka mida in xildhibaanada mooshinka wada ay suuq weyn oo siyaasadeed yeesheen, iyagoo shirar is daba jooga ay ugu yeereen wakiilada beesha caalamka u qaabilsan Soomaaliya.

    Waxay kulamo is daba joog ah la qaateen wakiilada beesha caalamka oo kala hadlay arrinta Mooshinka, sida Q/Midoobay, Midowga Yurub, Mareykanka, Ingiriiska, IGAD, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta.

    Waxaa bilowday shirar iyo kulamo is daba joog ah oo shiday hoteelo badan oo Muqdisho ku yaalla kuwaasoo wixii ka danbeeyay mooshinkii lagu riday Ra’iisal wasaare C/weli Sheekh suuq madoobaad heystay.

    Arrinta qaraaxada leh ee intaas oo dhan ka darran waa in xildhibaanada guud ahaan iyo kuwa ka mida saxiixayaasha Mooshin loo furay albaabada madaxtooyada oo hore u xirnaa, isla markaana ay dhibaato weyn ku qabeen xildhibaanada la-kulanka madaxweynaha. Madaxtooyada ayaa hadda isu bedeshay xarun lagu soo dhoweeyo xildhibaanada oo saacad kasta u furan iyadoo waliba karaameyn iyo soo dhoweyn loogu daray, halka markii hore xildhibaankii loo ogolaado xitaa xaalad dheer la marsiin jiray; waxayna noqotay arrin xildhibaanadu hadal hayaan oo lagu qaraaxeyso.

    Xildhibaano ku dhow madaxweynaha ayaa si hoose ugu mahad celiyay mooshinka keenay in madaxweynaha uu xilli waliba soo dhoweeyo isla markaana mararka qaarkood telefoono u soo diro xildhibaanada. Tani waxay muujineysaa in Mooshinku meelaha qaarkood faa’iido keenay.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne ku xigeenkii Ahlu suna oo gaaray Dhuusamareeb markii laga sii daayay Cadaado
    Next Article DAAWO DANJIRE CALI AMERICO: “Sidaa uga hari maayo, waan dacweynayaa Guddoomiyaha Hiiraan”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo