Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Xiisad ka taagan Guri ay isku heystaan Ciidamo ka tirsan Dowladda & Qoyskii Guriga laga heystay oo Qeylo-dhaan soo saaray.

    Xiisad ka taagan Guri ay isku heystaan Ciidamo ka tirsan Dowladda & Qoyskii Guriga laga heystay oo Qeylo-dhaan soo saaray.

    January 20, 2020Updated:January 21, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xiisad ayaa weli ka taagan Guri ku yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho, kaasoo ay maanta ku dagaalameen ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya.

    Arrinta gurigan ayaa bilaabtay markii ay saaka tageen ciidamo ka tirsan Hay’adda NISA, kuwaasoo ku amray dadka deganaa inay isaga baxaan, waxaana gurigaasi degan saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo Boolis iyo milateri isugu jira, iyadoo markii dambe labada ciidan ay ku dagaalameen guriga.

    Dagaalka ayaa dhaliyey xaalad kacsan iyo qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxayna wararku sheegayaan inuu halkaasi gaaray taliyaha ciidamada Gobolka Banaadir Col. Saadaq Joon oo kala qaaday ciidamada dagaalamay, laakiin waxaa dib ugu laabtay ciidamada NISA oo weli ku sugan Guriga oo ku yaalla agagaarka xarunta Taraafikada.

    Dhinaca kale Qoyska leh Guriga lagu dagaalamayo oo sheegay in xoog looga heysto ayaa madaxda dowladda ka codsaday inay gurigooda kusoo wareejiyaan, waxayna sheegeen inay wax lala yaabo tahay lagu dagaalamo gurigooda.

    Guriga ayaa la sheegay inuu yahay dhaxalkii Qoyska Cumar Fiqi Caalimow, waxaana muddo saddex sano ah dacwad ka socotay maxkamadda G/banaadir, iyagoo loo xukmiyey Qoyskaasi, balse aan weli lagu wareejin hantidooda.

    Salmaan Cumar Sheekh Fiqi Caalimow ayaa sheegay in Guriga uu lahaa aabihiis ayna heystaan dhammaan dokumentiyadii loogu xukmiyey, wuxuuna ka codsaday madaxda sare ee dowladda inay arrintan wax ka qabtaan.

    Muqdisho NISA shangaani Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSanbaloolshe oo Markii ugu horeysay Qirtay khaladkii Dhiibista Qalbi-dhagax. “Eeda iska leexin maayo, cafis ayaan rabaa..”
    Next Article Shaqaalihii Turkiga iyo Askartii ku dhaawacantay Qarixii Afgooye oo loo qaaday Turkiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo