Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Cabdi Xoosh oo aflagaado ku sagootiyay Ergeyga Q/Midoobay ee Somaliya Mr. Kay

    Xildhibaan Cabdi Xoosh oo aflagaado ku sagootiyay Ergeyga Q/Midoobay ee Somaliya Mr. Kay

    December 23, 2015Updated:December 23, 20152 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa aflagaado iyo hadal ay ka buuxdo caro sagootiyay ergeyga waqtigiisii dhammaaday ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay, kadib markii maanta la sheegay in xaflad sagootin ah ay u qabanayaan caawa ergeyga madaxda sare ee dowladda Federaaka .

    Xildhibaan Xoosh ayaa bartiisa facebook soo dhigay qoraal uu  cabiray fekerkiisa ku aadan Nicholas Kay isagoo sheegay inuu ahaa shaqsi cunsuri ah oo mabda’ gumeysi ku socday isla markaana uu jaahil ka ahaa arrimaha xasaasiga. Wuxuuna intaas ku daray inuu Soomaaliya uga tegay waqti ay ka xun tahay markii uu xilka qabtay ee uu jagada kala wareegay Augustine Mahiga, wuxuuna sidoo kale wax ka sheegay madaxweyne Xasan Sheekh

    HOOS K AKHRI EREYADA XOOSH


     

    Today Somali officials are holding a farewell party in Mogadishu for Nicholas Kay, one of the most incompetent SRSG Somalia ever hosted: Arrogant, racist, colonial and ignorant of critical local issues. He leaves Somalia worse than where it was left in 2012 by Ambassador Augustine Mahiga on every index measurable. A few weeks ago, he was also publicly praised by another miserably failed leader HSM. I guess it takes one failed person to recognize another. I say good riddance to Nick Kay and I am appalled that some of my friends have shown the bad wisdom of attending his farewell party.


     

    Xanaaqa uu Xildhibaan Xoosh kula dul dhacay ergeyga Kay ayaan la ogeyn inuu yahay mid shaqsi ah iyo inuu ku saabsan yahay arrimo siyaasadeed oo u socon waayay xildhibaanka.

    Wadani.com

    Nicholas Kay Xildhibaan Xoosh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO WASIIR ODOWAA: “Waxaa la isla qaatay in la isugu yimaado magaalada Jowhar…”
    Next Article Madaxweyne ku xigeenka Puntland: “Calanka Itoobiya ayaa laga taagay gudaha Soomaaliya”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo