Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Xildhibaan Cabdi Xoosh oo sheegay in walaalkii ka mid ahaa wiilashii kufsaday Gabadhii Goldogob [Qoraal]

    Xildhibaan Cabdi Xoosh oo sheegay in walaalkii ka mid ahaa wiilashii kufsaday Gabadhii Goldogob [Qoraal]

    January 16, 20173 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan hore C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa shaaciyay in walaalkii uu ka mid ahaa wiilasha kufsaday gabar kiiskeeda si weyn loogu faafiyay baraha bulshada oo la sheegay in lagu kufsaday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug.

    Xildhibaan Xoosh ayaa bartiisa FB soo dhigay qoraal dheer oo uu uga hadlay wiilka la dhashay ee falkan ku eedeysan, wuxuuna sheegay inuu yahay 15 sano jir aabihii dhalay, isla markaana uu doonayo in sharciga la hor gooyo si dembigii uu galay looga jaro.

    C/raxmaan Xoosh Jibriil

    Qoraalka xildhibaan Xoosh hoos ka akhriso

    Uj: Kufsiga ka Dhacay Galdogob
    Waxaan asxaabteyda fb u sheegayaa in dadka lagusoo eedeeyay arrintaan foosha xun uu ku jiro wiil aan walaalo nahay oo 15 jir ah. Inta aan ka war qabo waa inta soo socta:
    1. Markii u dagaalkii sokeeye dhacay, aabbahay Allaha u Naxariisto wuxuu ku haray waddanka, guursadayna, ilma badan aan walaalo nahay ay ka dhasheen guurkaas.
    2. Wiilka arrintaan lagu soo eedeeyay waxaa ka yar hal gabar, kana weyn 3 will iyo gabar eey isku bah yihiin.
    3. Kulli waa walaalaheey, aabbahii na wada koriyayna wuxuu geeriyooday October 30, 2016. Waa markii labaad aan tago Galdogob waligeey aniga iyo inta waaweeyn walaalaheey.
    4.Mar laga jogo 3 usbuuc camal ayaa wiilal aan qaraabo nahay isoo waceen iina sheegeen in eey arrintaan foosha xun dhacday. Waxaan wiilasha kula taliyay in arrintaan sharciga la marsiiyo.
    4. Waxeey wiilasha ii sheegeen in ey arrintu dhex taallo wadaadada magaalada Galdogob, laakin eey ka fiican tahay in la marsiiyo dacwo madina ah lana kaashado, Duqa magaalada Mudane Ayaxle iyo dowlad goboleedka Puntland. Waan ku raacay arrintaas waxaana uga digay inaan arrintaan xaal Somali lagu dhameeynin iyo hoos-hoos.
    5. Dhowr maalmood kadib waxaan la hadlay Guddoomiyaha degmada Mudane Ayaxle oo aan ku iri arrinta sharciga ha loo wareejiyo, lagana saaro xeer Somali. Mudane Ayaxle wuu igu raacay.
    6. Waxaa dhacday in ciidan Police ah oo Puntland ah eey yimaadeen magaalada maalma kadib uuna dalbay Mudane Ayaxle, laakin buuq lagu furay askartii, buuqaas oo ka yimid wadaadada oo ku andacoonaya in shareeco la marsiiyo. Askartii saas beey ku noqdeed.
    7. Dadkii falkaan xun lagu eedeynayay waa xiran yihiin, aniga iyo reerkeygana waxaan taageersannahay in sharciga la marsiiyo ciddii lagu helo fal dambiyeed.
    8.Marna aniga iyo walaalaheey ( oo gabdho u badan) ma difaaceeyno falalka noocaan oo kale in uu waddankeenna iyo meel kaleba ka dhaco.
    9.Laakin waxaan rabnaa in dhowr natiijo kaso baxdo arintaan:
    (a) In dambi baarsi fiican la sameeyo si loo xaqiijiyo siday wax u dhaceen.
    (b). In ciqaab istaahisha falkaan xun la marsiiyo dadkii dambi u caddaado.
    (c). In dhibbanaha loo helo daawo caafimaad iyo counseling.
    (d). In arrintaan oo kale la hubiyo in eey mar dambe dhicin.

     

    Gab la kufsaday Galdogob Kiis Kufsi Xoosh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Beesha Daarood oo ku fashilantay inay hesho jagada Guddoomiyaha Aqalka Sare
    Next Article Oday Nabadoon ah iyo Sarkaal si kala gooni ah Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo