Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Fiqi: “Ma jirto cid Waanwaan iyo heshiis ugu timid Muuse Suudi [Fiqi oo booqday.]

    Xildhibaan Fiqi: “Ma jirto cid Waanwaan iyo heshiis ugu timid Muuse Suudi [Fiqi oo booqday.]

    April 8, 2019Updated:April 8, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa booqday xarunta senator Muuse Suudi Yalaxow, isagoo qoraal dheer ka qoray xaaladda muranka ka taagan guriga uu degan yahay ee dowladda hoose ku celisay Danta guud.

    Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in Xaajiga uu yahay nin nabadeed oo warrankiisii u bedelay Yaambo, isla markaana aan la aqbali karin in meel looga dhaco, waxaana uu ugu danbeyn sheegay inaysan jirin wax waanwaan ah oo Muuse Suudi lagula jiro sida uu isagu u sheegay.

    HOOS KA AHKRISO QORAALKA XILDHIBAAN FIQI

    Booqashadaydii Senator Alxaaji Muuse Suudi Yalaxow oo aan barlamaanka Federaalka Soomaaliya ka wada tirsannahay waxey ahayd mid xildhibaanno dhexmartay, dad macrifo dheer oo ehel ah ay wada qaateen, mid xoojinaysa nabadda iyo xasiloonida, la isagana warraystay dhibaatooyinka siyaasad xumada dalka ka socota iyo amni-darrada caasimada Muqdisho ka jirta iyo cidda mas’uuliyadeeda leh.

    Senator Muuse Suudi waa nin nabdeed oo warankiisii yaanbo ka samaystay, waa mas’uul ku jira hey’adaha sharci-dejinta dalka, waa oday la yaqaanno, ma ahan wax la aqbali karo in la karaamo darreeyo, haddii dalka sharci aan ahayn qori caaraddii uu ka jiro wax kasta oo la isku hayo halkaas in la isla aado ayaa cid kasta oo caqli leh ku talinaysaa, senatorkuna uu diyaar u yahay, Safaarad dal ajnabi ah ayaan ugu duulayaa hoyga dawlad Soomaaliyeed ay siisay oday Soomaaliyeed haddana ah senetor, una daadinayaa dhiig dad Soomaali ah ayana uma muuqato go’aan caqli fayow ka soo baxay.

    Ciidamada qaranka waxaan ugu baaqayaa in aysan qeyb ka noqon dagaal siyaasadaysan oo shakhsiyaad cuqdadaysan maankooda ka soo baxay, kama mid ahan waajibaadkooda qaran in ay ku duulaan dad mas’uuliyiin ah hoygooda iyo sharafkooda.

    Shabaab ayaa u baahan dagaal iyo dil, waxey heystaan dhul baaxad weyn oo Soomaaliyeed, ayagaa u baahan in khtartoodana dalka laga wareejiyo dhulka kumanaan kilomiter ah ee ay heystaana laga xoreeyo, ma ahan guriga Senaor Muuse in ciidamada qaranka lagu marin habaabiyo.

    Waxaan idinla wadaagi doonaa faahfaahinta arrinta guriga Xaaji Muuse la xiriirta oo dhammaystiran, mana jirto waanwaan iyo cid heshiis ugu timid sida uu noo sheegay senatirku.

    Muuse Suudi Top Xildhibaan Fiqi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleHay’adda Aamin Ambulance oo lagu amray inay Shaqada joojiso. [Yaa bixiyey amarka…?]
    Next Article Yariisow: “Nin kasta oo hogaamiye kooxeed ahaa mar aan fogeyn Maxkamad ayaa la soo saarayaa.”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo