Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa xasaanadii ka qaaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaankaasi oo lagu eedeeyay inuu diyaariyay mooshin ka dhan ah xukuumadda Axmed Madoobe.
Gudoomiyaha maamulka Jubbaland ayaa qoraal ku soo saaray inuu aqbalay Xasaanad kala noqoshada uu Guddiga Anshaxa Baarlamaan Goboleedka ku sameeyay Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ku eedeysay inuu mooshin qoray, kuna been abuurtay xildhibaanno sida lagu soo eedeeyay.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA