Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Kursigiisa u soo wareegsaday magaalo aysan beeshiisu degin (Qorshaha 2020/21)

    Xildhibaan Kursigiisa u soo wareegsaday magaalo aysan beeshiisu degin (Qorshaha 2020/21)

    June 17, 2020Updated:June 17, 20202 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee waqtigu kasii dhammaanayo oo saameyn ku leh xeerarka dhammeystirka Doorashada ayaa qaaday xeelad ay ku doonayaan in mar kale dib loo doorto, iyagoo qaarkood kuraastooda u wareejiyey degaan aanay beelahooda degin.

    Xildhibaan Maxamed C/laahi Xasan Nuux oo ka mida xildhibaannadan ayaa kursiga uu ku fadhiyo beeshiisa u soo wareegsaday gobolka Sh/dhexe, sida ku cad kursiga lambarkiisu yahay HOP 274 ee ku cad xeerka asteynta Kuraasta Golaha shacabka ee hot yaalla Baarlamaanka.

    Beesha Jidle ayaa ka mid ah beelaha gobolka Hiiraan, gaar ahaan magaalada B/weyne, iyadoo wixii ka horreeyay 1991-kii ay xubin ku lahayd Golihii Deegaanka B/weyne. Sidoo kale waxaa ku aasan magaalada B/weyne Ugaaskii Beesha, Ugaas Nuurre Ugaas Ugas oo sanadkii 1994-kii ku geeriyooday magaalada B/weyne.

    Odoyaasha, aqoonyahanka iyo dhallinyarada beesha oo uu hoggaaminayo Ugaaska Beesha oo dhowaan ku shiray magaalada Muqdisho ayaa ka digay inuu Xildhibaan Nuux qorshahaas wato si uu mar kale kursiga ugu soo noqdo, taas oo ay maanta muuqato inay dhabowday wixii ay ka digayeen.

    Xildhibaan Nuux oo ku dhashay, kuna soo barbaaray magaalada Dhagaxbuur ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaan xog-ogaal badan u ahayn taariikhda Beesha iyo deegaannada ay dagto iyo ahmiyadda uu Gobolka Hiiraan u leeyahay.

    • Wasiir Nuux oo laga reebay Doorashada kursiga beeshiisa Baarlamaanka [Akhri go’aan Guddiga Doorashada]

    Doorashadii u dambeysay wuxuu ku soo baxay si jujuub ah, markii laga reebay doorashada, isagoo markaasi taageero ka helayay Dawladdii uu madaxweynaha ka ahaa Xasan Sheekh.

    • Doorasho Afduub ah oo Jowhar ka dhacday & Wasiir Nuux oo xildhibaan loo magacaabay

    Aqoonyahanka Beesha ayaa aaminsan in sababta uu xildhibaan Nuux uu ugu soo wareejiyay kursigan Sh/Dhexe ay tahay inuusan kalsooni badan ku qabin beesha oo u badan Hiiraan, uuna doonayo inuu sameeyo qaab la mid ah kii uu ku soo baxay 2016-kii.

    WARARKA LA XIRIIRA XILDHIBAAN NUUX & SIDII LAGU SOO DOORTAY

    Doorasho Afduub ah oo Jowhar ka dhacday & Wasiir Nuux oo xildhibaan loo magacaabay
    Wasiir Nuux oo laga reebay Doorashada kursiga beeshiisa Baarlamaanka [Akhri go’aan Guddiga Doorashada]
    Kursiga Beesha Jidle Top Xildhibaan Maxamed C/llaahi Xasan Nuur Xildhibaan Nuux
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Xeerarka Metelaadda G/Banadir, Asteynta Kuraasta & Doorashada xubnaha G/Waqooyi…
    Next Article Meydka Qof Ajnabi ah oo lagu gubay Duleedka Hargeysa & Dood ka dhalatay (Daawo)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo