Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo lagu eedeeyn kulul loo jeediyay & Digniin loo diray

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo lagu eedeeyn kulul loo jeediyay & Digniin loo diray

    November 21, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    EEDEYN KULUL OO LOO JEEDINAYO XILDHIBAAN MAHAD MAXAMED SALAAD OO FARAGELIN KU HAYA MUSHARIXIINTA XILDHIBAANNADA BEELAHA KALE

    Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad (Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada) uu dhibaato ku  hayo sidii oo soo xuli lahaa Xidhibaanka Seddexaad ee beesha CAYR ee Degmada Dhuusamareeb.

    Qaar ka mid ah Waxgaradka, Nabadoonada, Siyaasiyiinta iyo Musharaxiinta  Beesha Cayr-Bari  oo Cadaado jooga ayaa Mahad Maxamed Salaad  ku eedeeyey in uu qas ka dhex wado sidii ay Jufooyinka  leh Xildhibaankaasi ay u soo dooran lahaayeen.

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo noqday xildhibaan ka mida Aqalka hoose loogu doortay magaalada Cadaado ayaa Odayaasha Dhaqanku waxay sheegeen in ay  la yaaban yihiin sababta ilaa iyo hadda ku haysa Cadaado, waxayna ku eedaynayaan in uu lacago laaluush ah la dhex xulayo ergada Jufooyinka Cayr-Bari oo kala ah Cabsiye, Xasan Samadoorte iyo Yeber Dhowrekace.

    Marka laga yimaado eedaynta ka imaanaysa waxgaradka,  iyo odayaasha dhaqanka waxaa kaloo eedayn taasi la mid ah ka soo yeeraysaa Siyaasiyiinta iyo  lix ka mid ah Murashixiinta u tartamaysa kursigaasi oo gaaraya sideed xubnood.

    Odayaasha beelahan ayaa sheegay inay si fool ka fool ah Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad uga codsadeen inuu arrintani faraha kala baxo, waxayna intaasi ku dareen inuu dhegaha ka furaystay oo uu weli dhibaato muuqato  ku hayo.

    Xildhibaan Mahad Maxamed  Salaad ayaa waxay wararku sheegayaan inuu qaar ka mid ah siyaasiyiinta Jufooyinka Cayr-Bari u ballan qaadayo jagooyin in uu ka siin doono dowlada dhexe ee federaalka haddii ay u ololeeyaan murashaxa uu rabo oo uu soo baxo.

    “Xildhibaan Mahad Maxamed  Salaad  Xurmo ayaan u hayaa, tan iyo markii la doortay waxaa uu carqalad ku hayaa ergada Jufooyinka  walaalaha ah ee halka kursi ka dhexeeyo, waxaana ka codsanaynaa inuu arrimahaasi faraha kala baxo” sidaa waxaa yiri mid ka mid  Musharixiinta kursigaasi u tartamaya oo diiday in magaciisa la xigto.

    Waxaa uu  raaciyay “Dadkani halka kursi ka dhexeeya waa dad walaalo ah oo aan sina u kala maarmin, waxaan  mar kale waydiisanayaa Xildhibaanka inuu  dhexdhexaad ka noqda go’aanka masiirka Jufooyinkaasi kursigaasi xildhibaanimo iska leh, mar haddii aan lagu fara galin xubinamdiisa  waa inuusan carqaladayn  arrin uusan shaqo ku lahayn”.

    Doorashada 2016 Mahad Maxamed Salaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuxuu isu casilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee Maamulka Puntland..?
    Next Article Mid ka mida Ergada Doorashada oo ku geeriyooday Magaalada Jowhar

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo