Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Mahad Salaad oo Su’aalo Culus ka keenay qaabka loo xukumay, loona sii daayey Ciise Tarabuun. [Akhriso]

    Xildhibaan Mahad Salaad oo Su’aalo Culus ka keenay qaabka loo xukumay, loona sii daayey Ciise Tarabuun. [Akhriso]

    September 30, 2019Updated:September 30, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa su’aalo adag ka keenay qaabka loo sii daayey Nin ku eedeysnaa inuu madax u yahay Amniyaadka Alshabaab oo ciidamada dowladda Somalia ay qabteen 2 sano ka hor.

    Xildhibaanka oo ka mida mucaaradka ku kacsan madaxda dowladda Federaalka ayaa soo bandhigay 4 su’aalood oo shaki gelinaya warka xalay soo saartay dowladda Federaalka oo ku saabsan in Cabdiwaaxid Khaliif Ciise (Ciise Tarabuun) uu dhammeystay laba sano oo xarig ahaa, kadib markii ay Dowladda Kenya shaacisay inuu dalkeeda soo galay, waxaana su’alihiisa ka mid ahaa:.

    1. Ciise Tarabuun markii la soo qabtay 19-kii June 2017 Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya wuxuu sheegay in amarkiisa lagu dilay boqolaal mas’uuliyiin dowladeed, saraakiil, askar, ganacsato iyo shacab isugu jira marka sidee labo sano kaliya loogu xukumay?

    2. Goormee la go’aamiyay in sidaan loo fududeeyo xukun ciqaabeedka saraakiisha Al-Shabaab ee bixiya amarada dilalka Al-Shabaab fuliyaan, dhalinyaradii ay adeejinayeena ciqaab daran la marsiiyo?

    3. Ciise Tarabuun waxaa la soo qabtay 19-kii June 2017, labo sano xabsi ah iyo labo bilood oo la socosho ahna waa soo dhamaystay sida aad sheegteen, July 2019 waa dhoofay. Marka hadii labada bilood ee dheeriga ah loo jaro maalmaha fasaxa iyo munaasabadaha ma 11 beri kaliya ayaa maxkamadayntiisu socotay?

    4. Maxkamadaynta saraakiisha iyo maleeshiyaadka Al-Shabaab ee la soo qabto soo tii warbaahinta dowlada laga baahin jiray, maxaa qudbo siro ka dhigay mida Ciise Tarabuun. Hadii la xukumay, mudadiina uu dhamaystay maxaa loo shaacin waayay kahor intii aysan sheegin dowlada Kenya?

    Wuxuu xildhibaan Mahad Salaad ku soo gabagabeeyya qoraalkiisa “Been Dal laguma maamuli karo ee dowladnimada yaan la micno tirin. Dalkana cadow loo hodin!..”

    Ciise Tarabuun Mahad Salaad Sidee loo daayey Ciise Tarabuun Top Xildhibaan Mahad Salaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXaaf oo ka hor yimid Qorshaha Dowlada Somalia ee Galmudug, kana laabtay Wakiilashii uu siiyey [Akhriso Qoraal Culus]
    Next Article Alshabaab oo soo bandhigtay ergadii soo dooratay Prof. Jawaari iyo 76 Oday oo iska diiwaan gelisay [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo