Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Mahad Salaad oo tira-koob ku sameeyay Dhimashada & Dhaawaca Qarixii Muqdisho

    Xildhibaan Mahad Salaad oo tira-koob ku sameeyay Dhimashada & Dhaawaca Qarixii Muqdisho

    March 28, 2019Updated:March 29, 20191 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa tirakoon uu iskiis isu xil saaray ku soo sameeyay dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qaraxii magaalada Muqdisho maanta ka dhacay.

    Xildhibaanka oo tegay isbitaalada magaalada ayaa warbixintiisa ku sheegay inuu guud ahaan soo arkay 16 meyd ah iyo dhaawac gaaraya 42, wuxuuna intaas ku daray inay dad la geeyay isbitaallo kale oo aan ahayn kuwa uu booqday.

    “Dhimashada iyo Dhaawacyada aan kusoo arkay Isbitaalada Madiina, Digfeer iyo Daru Al-Shifaa waa sida soo socota: Isbitaal Madiina waxaa yaala 16 MAYD ah iyo 20 DHAAWAC ah oo uu kujiro Xildhibaan hore Cabdulqaadir Shacab AUN. Isbitaalka Daru Al-Shifaa waxaa yaala 14 DHAAWAC ah. Isbitaalka Digfeer waxaa yaala 8 DHAAWAC ah. Waxaa jira Isbitaalo kale dhowr ah oo la geeyay dhaawacyo tiradooda aanan xaqiijin karin..” ayuu yiri xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Qaraxa maanta uu ahaa kii 14aad ee ka dhaca Magaalada Mogadishu mudo asbuuc gudihiis ah.

    Hay’adda amniga dowladda ayaa muddooyinkii dambe ka gaabsadayama ka xishooday inay ka hadlaan qaraxyada ka dhaca Muqdisho oo is daba joog noqday, waxayna taasi furtay inay howshaasi la wareegaan qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka.

    Mahad Salaad Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabab oo Saacado kadib sheegatay Qarixii Muqdisho, sabab yaab lehna u yeeshay
    Next Article Xukuumadda Somaliya oo War cambaareyn ah kasoo saartay Qarixii maanta ee Muqdisho.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo