Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Mahad Salaad oo weerar cusub ku qaaday Madaxweyne Lafta-gareen [Kursi dhiig leh ayaad hal sano ku maamul…]

    Xildhibaan Mahad Salaad oo weerar cusub ku qaaday Madaxweyne Lafta-gareen [Kursi dhiig leh ayaad hal sano ku maamul…]

    December 21, 2019Updated:December 21, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay baraha bulshada hareysay dood ka dhalatay hadal uu jeediyey Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo jawaab uu ka bixiyey Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayuu mar kale xaaladda sii shiday xildhibaanka oo weerar cusub ku qaaday madaxweynaha K/Galbeed.

    Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qoraalkiisii ugu dambeeyay ku sheegay inay waajib diini iyo dastuuri ah tahay inuu difaaco ama u hadlo qof kasta oo la dulminayo, uguna horeeyaan Shacabka reer Koonfur Galbeed, isagoo farriin u diray Madaxweyne Lafta-gareen oo uu ku eedeeyay inuu kursi dhiig leh muddo sanad ah ku xukumayey dadka K/Galbeed.

    “Madaxweyne Lafta Gareen waxaan leeyahay hal sano ayaad kursi dhiig leh reer Koonfur Galbeed ku xukumaysay. Maalin gelinkeed ma iswaydiisay shacabkii adiga daraadaa loo xasuuqay iyo kuwa xorriyada laga qaaday ee xabsiyada dhex ceegaaga in aad xal u raadiso. Hadaad nin wax garta tahay Galmudug iyo dadkeeda haka daba meeraysan ee gaboodfalkii shacabkaaga loo gaystay ka garaab, kuwa xabsiyada kujirana xorriyadoodii u soo celi, dadkaagana la heshii..” ayuu yiri Xildhibaan Mahad Salaad.

    Wuxuu kaloo farriin u diray Xildhibaanada isaga ku weerarray baraha bulshada isagoo u sheegay inay ka shaqeeyaan danaha bulshada Digil & Mirifle ee ay matashaan. Wuxuuna soo qaatay in Alshabaab laga xoreeyo degaanada K/Galbeed iyo in xorriyadooda loo soo celiyo dadka xabsiyada uga jira.

    C/casiis Lafta-gareen Galmudug K/Galbeed Mahad Salaad Xildhibaan Mahad Salaad
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGo’doomintii Dowladda Somalia ku heysay Axmed Madoobe oo fashil ku dhow (Wasiirka Maaliyadda oo shir uga jooga Kismaayo]
    Next Article Muxuu Madaxweyne Farmaajo uga baaqsaday Xuska Maalinta Booliska Soomaaliyeed ee dartiis dib loogu..?

    Related Posts

    Xildhibaannada Labada Aqal oo Ansixiyay Guddiga Doorashada Qaran iyo Buuq hareeyay

    November 27, 2024

    Duqeyn ka dhacday Galgaduud oo lagu laayey Maleeshiyo fara badan oo ka tirsan AlShabaab

    October 5, 2024

    XOG laga helay Mooshinka laga keenay Wasiir Fiqi iyo Xildhibaanno lagu eedeeyay inay Itoobiya…

    September 29, 2024

    Xildhibaanad kasoo jeeda K/Galbeed oo shaacisay in laga reebay Diyaarad u socotay Baydhaba

    September 19, 2024

    Siciid Deni iyo Qoorqoor oo Gaalkacyo kasoo saaray War-murtiyeed ka kooban 14 Qodob

    September 14, 2024

    Wadahal Xasaasi ah oo Baydhaba uga socda Ra’iisal Wasaare Xamse iyo C/casiis Lafta-gareen

    September 11, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo