Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Reer Hiiraan ah oo kashifay Siyaasiyiin Lacag ku raadineysa Dagaalka Alshabaab

    Xildhibaan Reer Hiiraan ah oo kashifay Siyaasiyiin Lacag ku raadineysa Dagaalka Alshabaab

    October 13, 2022Updated:October 13, 20222 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo kasoo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa ka kashifay siyaasiyiin uu sheegay inay madaxweyne Xasan Sheekh ka dalbaday Lacag si ay uga qeyb qaataan dagaalka Alshabaab.

    Xildhibaan Maalik Cabdalla oo ka mida Xildhibaannada ku sugan jiidaha dagaalka ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in siyaasiyiinta qaarkood ay Madaxweynaha Soomaalia kula gorgortamayaan in la siiyo lacag iyo xilal si ay ugu biiraan dagaalka Al-Shabaab.

    “Waxa nasiibdarro ah in shaqsiyaad siyaasiin ah ama sheeganaya masuuliyiin ay ku gorgortamaan in lacag la siiyo ama xilal loo magacaabo si ay dagaalada Al-shabaab ugu biiraan” ayuu yiri Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla oo siyaasiyiintan u sheegay inay ahayn AMISOM/ATMIS oo lacag ku qaadata howlgalkooda.

    Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in dagaalada ka socda degaanada beeshiisa Xawaadle in wixii hadda ka dambeeya ay Al-shabaab kula dagaalami doonaan degaanada ay iska soo abaabulaan ee ka baxsan Gobolka Hiiraan.

    “Laga bilaabo Maanta Walaah Bilaahi waxaa naga go’an inaan Al-shabaab ku dagaallano meelaha ay iska soo abaabulaan, mar hadii dagaalka annaga kaliya nagu furan yahay oo walaalaheena kale aysan diyaar  aheyn iney nagala qeyb galaan dagaalka” ayuu yiri xildhbaan Cabdimaalik Cabdalla.

    Ugu dambeyn Xildhibaan Maalik Cabdalla wuxuu sheegay in dadka Reer Hiiraan aysan jirin cid ay duulaan ku yihiin, balse Gobolada la deriska ah ee siyaasiyiinta kasoo jeeda shuruud ku xirayaan dagaalka ay Al-Shabaab ku weerari doonaan goobaha ay kasoo abaabulaan weerarada.

    Siyaasiyiinta iyo xildhibaanada kasoo jeeda Beesha Xawaadle ayaa soo saaray farriimo qeylo dhaan ah oo ku saabsan in dagaalka Alshabaab lagu fiirsaday, oo degaanadii kale aanay wax dagaal ah ka socon.

    Alshabaab Beesha Xawaadle Dagaalka Hiiraan Maalik Cabdalla Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamadii fadhigoodu ahaa Galmudug oo ku biiray Dagaalka Alshabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan
    Next Article Cabdalla Muumin oo Maxkamad la hor geeyay iyo Laba Qodob oo lagu soo eedeeyay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo