Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Ridwaan Xersi: “Waxa Goodax noo akhriyay waa Inqilaab la doonayo in dalka laga sameeyo” DHAGEYSO DOOD KULUL

    Xildhibaan Ridwaan Xersi: “Waxa Goodax noo akhriyay waa Inqilaab la doonayo in dalka laga sameeyo” DHAGEYSO DOOD KULUL

    July 29, 20153 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

     Baarlamaanka Soomaaliya oo ka badbaaday laba qorshe oo Inqilaab ku ahaa “DHAGEYSO DOOD XILDHIBAANNO”

    Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa INQILAAB ku tilmaamay qorsheyaal la hor keenay Baarlamaanka oo ku saabsanaa mustaqbalka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hiigsiga cusub ee 2016-da, waxayna labada qorshe ee xildhibaanada ka careysiiyay kala ahaayeen:

    1. Qorshe lagu magacaabay “Action plan”

    2. & Qorshe kale oo lagu magcaaabo “Guiding principles”

    Labadan qorshe oo ku lamaansanaa heshiiskii Baarlamaanka kasoo baxay Talaadadii 28-ka July 2015 ayaa isbedel yar la sameeyay oo meesha laga saaray qorsheyaashaasi iyadoo bedelkeed saddex qodob markii dambe la shaaciyay in xukuumadda iyo Baarlaamka ay ku heshiiyeen.

    xildhibaano

    Waxaan idin soo gudbineynaa dood aad u kulul oo Baarlamaanka ka dhacay 28-ka bisha,

    Xildhibaan Ridwaan Xersi Maxamed oo ahaa Ra’iisal wasaare ku xigeenkii hore ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in qorshaha ay keeneen guddiga uu madaxda ka yahay Xildhibaan Goodax Barre inuu yahay inqilaab.

    “Waxa Goodax noo akhriyay waa Inqilaab la doonayo in dalka laga sameeyo oo xaqiiqo ah, ma dhici karto in koox Baarlamanka ka mida la kaxeyso sharciga keenayo muxuu yahay, ma aqbali karno, dalkan kuma jiro kumeelgaar, khiyaamo ka dhici karto, dalkan waxaa marjic u ah Baarlamaanka….Dhowr bilood ayaa laga shaqeynayay arrintan waxaa la leeyahay… Dalkan doorasho kama dhaceysee koox is urursatay ayaa noqoneysa cidda go’aanka kama danbeysa dalka uu ka go’o ma dhici karto”. XILDHIBAAN RIDWAAN XERSI MAXAMED.

    Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali isna wuxuu doodiisa ku sheegay inuusan tuhumeyn guddoomiyaha Baarlamaanka, balse laga doonayo in arrimaha uga yimaada baarlamaanka dibaddiisa inuu la qeybsado xubnaha kale ee Baarlamaanka.

    “Qorshe howleedka waxaa ku qoran “Action plan” la ansixiyay, arrintan waa inqilaab, waa inaan qorshahan oo dhan meesha ka saarnaa, mana aqbali karo” ayuu yiri Xildhibaan C/qaadir Cosoble.

    Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo dood ka dhiibtay labada qorshe ee la keenay Baarlamaanka wuxuu sheegay inay labada qorshe ee la keenay Baarlamaanka ay iska soo horjeedaan. “Qorshahan wuxuu ka soo horjeedaa qodobo dastuuri ah, sida qodobka 99-aad…, wuxuu kaloo ka hor imaanayaa qodobka awoodda madaxweynaha 90-aad iyo qodobo kale, waxaan qabaa inaysan waqti badan naga qaadan ee arrintan lagu daro qodobada dastuurka lana ansixiyo.

    Xildhibaan Cusmaan Xaaji Cali ayaa isna dood kulul oo uu jeediyay sheegay in qorshaha oo dhan yahay in xukunka lagu dheereysto, “Mudane guddoomiye maxaa adiga kaa dhigay saxiixe ma la aqbali karo, warbixinta la akhriyay waxaa ku jirtay adiga, madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha… maxaa kugu daray adiga oo baarlamaankii aad wareejisay, waa inaad noo caddeyso inaad ku jirto guddigaas….”.

    Hoos ka dhageyso Dood xildhibaanno badan & Guddoomiyaha Baarlamaanka

     

    http://banadir.net/wp-content/uploads/2015/07/Dood_Xildhibaano.mp3

     

    Xigasho: Banadir.net

     

    [ad name=”HTML-1″]

    Dood xildhibaanno
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka socda degaano ka tirsan Warsheekh, Sh/Dhexe
    Next Article Nicholas Kay: “There is an overwhelming consensus that there should be an electoral process in 2016”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo