Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamud aya soo dhoweyn maamuusa ah loogu sameeyay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.
Xasan Sheekh oo Muqdisho ka dhoofay shalay ayaa isla galabnimadii gaaray dalka Turkiga, halkaasoo u degan yahay mid ka mida qoysaskiisa.
Shaqaalaha safaaradda Soomaalida ee Turkiga iyo madax ka tirsan dalkaasi ayaa soo dhoweyn ugu sameeyay xarunta safaradda, iyadoo halkaasi ay isku dhaafsadeen ereyo soo dhoweyn iyo dhiirgelin ah.
DAAWO SAWIRRADA