Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan Xuseen Carab Ciise: “Baarlamaanka waa joogayaa Madaxdana waa la bedelayaa..”

    Xildhibaan Xuseen Carab Ciise: “Baarlamaanka waa joogayaa Madaxdana waa la bedelayaa..”

    June 21, 2020Updated:June 22, 20201 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inuu sharci darro ahaa Guddiga labada Aqal ee soo diyaariyey xeerarka dhammeystirka Doorashada, isagoo sheegay inay Guddiga ahaayeen oo kaliya taageerayaasha Nabad iyo Nolol.

    Guddiga uu guddoomiyaha ka ahaa xildhibaan Ibraahim Yarow ayuu ku eedeeyay inaysan cidna la tashan oo kaliya ay talada ka qaateen Nabad iyo Nolol sida uu yiri, wuxuuna yiri: “Guddigan waxa uu keenay waa xaaraan.. cidna lama tashan.. Ma jirto cid ay la tashadeen oo aan Nabad iyo Nolol ahayn”

    Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa dembiga ay leeyihiin ragga maamulka haya xilligan ee ku guuldarreystay inay Dastuurka dhammeystiri waayeen, Doorasho gaarsiin waayeen dalka, Amniga dalka wax ka qaban waayeen, wuxuuna caddeeyay in la bedelo madaxda dowladda Federaalka, Baarlamaankuna sii joogo.

    Xildhibaan Xuseen Carab Ciise- Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga dowladii Sheekh Shariif

    Wuxu ugu baaqay Baarlamaanka inuu awoodiisa garto oo cidda bedeli karta baarlamaanka hadda jira ay tahay Baarlamaanka ay shacabka soo doorteen oo kaliya.

    Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa dood kulul ka yeeshay Xeerka Qoondada Haweenka ee Doorashada Dalka, iyadoo qaarkood ay cabireen fekerkooda ku saabsan xaaladda dalka iyo Doorashada mugdiga badan ku jiro ee soo socota.

    Baarlamaanka Doorashada 2020 Xuseen Carab Ciise
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo Gadoodsan oo xirtay Wadooyin u dhow Madaxtooyada Somalia (Sawirro)
    Next Article Koox Dabley ah oo Muqdisho ku dishay Wiil Dhalinyaro ah iyo Faahfaahin laga helay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo